Maraykanka oo xalay duqaymo ku harqiyay gobalka Shabelaha hoose

Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa xalay duqeymo culus la eegtay Jilib, Saakow, Bu’aale iyo Salagle oo dhamaantooda ka wada tirsan Gobalka Jubbada Dhexe, halkaasoo...

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Amisom oo la wareegay deegaanka Buurweyn ee Gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada Midowga Afrika ayaa waxay Axadii si buuxdo ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Buurweyn ee Gobolka Hiiraan. Deegaanka Buurweyn oo...

Cali Geedi oo Madaxda Dowlada Fedaraalka uga digay muddo kororsi

Ra'iisal Wasaarihii hore ee Somaliya, Cali Maxamed Geedi ayaa waxa uu ka hadlay warar ay dadka isla dhex marayaan, oo ku aadan in Madaxda...

Ubuu Mansuur oo Xabsi guri loo wareejiyay ka dib sagaal bilood oo ku xirnaa...

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo muddo sagaal bilood ku xirnaa xabsi ay leedahay Hey’adda Nabadsugida loo wareejiyay...

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wada tashi ah la qaadatay bulshada Bakool

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Xudur ee Gobolka Bakool kulan wadatashiga  ah oo la xiriiray wareegga Labaad ee...