Roben Van Persie oo taageeyaasha Arsinal siiyay dharbaaxo wadata

Weeraryahankii hore ee kooxaha Arsinal, Man Utd iyo xulka Holland Robin Van Persie oo kubada ka fadhiistay ayaa raali galin dharbaxo ah udiray taageerayaasha...

Trump oo lacag baad ah uga qaatay Sacuudiga ha wicitaan oo...

Warbaahinta Carabta ayaa maalmahan aad u hadal haya hadal ka soo yeeray madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump oo sheegay in qaab xeeladeysan uu ku helay...

Gole ay u dhan yihiin rayidka iyo ciidanka oo lagu dhawaaqay...

Waxaa jira soo kabasho iyo natiijo wanaagsan ka dib todobaadyo ay socdeen ismaan dhaaf u dhaxeeyay hoggaanka ciidamada ee qabtay talada iyo dad dhigayey...

Shirka Cafinta deynmaha lagu lee yahay Soomaaliya oo galay maalinkii 2aad

Wasiirka Maaliyadda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa Magaalada Adis Ababa kaga qeyb-galay Maalintii labaad Shir Looga hadlayo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya iyo...

DAAWO:- Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo sheegay xiliga ay bilaabanayso...

Wasiirka Boosta, isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda xukuumadda Soomaaliya (XFS) Eng. Cabdi Canshuur Xasan, ayaa maanta la wareegay xarunta taleefannada dalka oo ku taalla degmada Warta...
video

Maxaa kala socotaa kulamada culus ee horyaalka UFC laga ciyaarayoTodobaadkaan iyo...

Kulamada waa wayn ayaa jiri doona iyada oo rag si aad ah uxifaaltama ay isla gali doonaan xeendaabka feerka taas oo inbadan oo taageerayaal...
video

Ducadii qalbiga 180 HD

Filka ducadii qalbiga waxaa aflaam si jooto ah loo soo galiyo boga dailysom waxa uuna ku turjuman yaay afka hooyo ee somaaliga. Muuqaalka oo...

Dowladda Kenya oo Qaaday Tallaabo ay Somaliland Ugu Aqoonsatay Dal Madax...

Wargeyska The Standard ee kasoo baxa magaalada Naiorbi ayaa qoray in dowladda Kenya ay qaadday tallaabo tilmaamaysa in laga yaabo inay dal ahaan u...
video

Ducadii qalbiga 179 HD

Filka ducadii qalbiga waxaa aflaam si jooto ah loo soo galiyo boga dailysom waxa uuna ku turjuman yaay afka hooyo ee somaaliga. Muuqaalka oo...

Banaanbaxyo waa wayn oo mar kale dib kaga curtay dalka Suudaan

Magaalada caasimadda ah ee Khartuum waxaa ka socda dibadbaxyada loogu magac daray 'Isu so bixi malyanka qof ee matalaya dowlad rayid ah', waxaana dibadbaxyo...