Real Madrid oo xaqiijiysay in aanu Ramos ciyaari doonin kulanka Isniinta...

Kabtanka Real Madrid Sergio Ramos ayaa waxaa dhaawac uu ka soo gaaray kubka ka hor kulanka ay real Madrid u safreyso kooxda deriskeeda ah...

Tabaraha Manchester oo sheegay in kooxiisa ay doonayso 15 dhibcood iyada...

Tabaraha kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjaer oo ay ku soo fool leyihiin 3 kulan ka tirsan horyaalk England oo kulamo adag auaa sheegay...

Wax ka ogaaw qisada Ronaldo iyo gacalissadiisa halka ay isku barteen,...

Gacalisa Cristiano Ronaldo ayaa ka sheekeysay bilowga qisada qoyskooda, waxeyna qirtay in jaceyl daran dareentay markii ugu horreysay oo ay aragtay xiddiga reer Portugal...