Bollywoodka oo dhawaanahan ka baxayeen astaamihii fanka ayaa waxaa markan ka tagat Halyeey Veeru Devgan kaaso ka mid ahaa shaqsiyaadka ugu caansan gudaha bollywoodka isagoo ka mid ah dadka kor u qaaday awoodda shirkada Bollywoodka

Veeru Devgan waxa uu lagu tix-gelin jiray samayanta muuqaalada Action isagoo muuqaalo u sameeyay aflaamo badan oo classic sida Hindustani Ki Kasam iyo aflaamo kale oo badan

Halyeeygaan boolywood ee aan ka sheekaynayo ayaa ah aabaha dhalay xidiga ku caanlka baxay aflaanta kala duwan ee shirkad ee Ajay devgan, waxaana garab istaagay xidigo badan oo ka mid ah akatrada hindiya,

The funeral will be held at the Vile Parle crematorium in Mumbai on Monday evening at 6pm. An ambulance was also seen outside Ajay’s house.

Ajay Devgn was one of the pall-bearers during his father’s funeral procession.

Aishwarya Rai and Abhishek Bachchan at Devgn residence. ( Varinder Chawla )

Shah Rukh Khan arrives at Ajay and Kajol’s house. ( Varinder Chawla )

Sunny Deol and Bobby Deol at Devgn residence. ( Varinder Chawla )

Kajol spotted at her home. ( Varinder Chawla )

Ajay Devgn at his home. ( Varinder Chawla )

Sanjay Dutt seen leaving Ajay Devgn’s residence. ( Varinder Chawla )

Ayan Mukerji arrives to pay final tribute. ( Varinder Chawla )