Kulamada waa wayn ayaa jiri doona iyada oo rag si aad ah uxifaaltama ay isla gali doonaan xeendaabka feerka taas oo inbadan oo taageerayaal ah ay quudaraynayaa in ay goob joog ka ahaadaan halka kuwa kale ay kala socon doonaan shaashadaha.

Horyaalka UFC ayaa ah mid aan waxba la isu reeban xidig walba waxa uu soo bandhigaa tabartiisa iyo taatikadiisa, iyada oo kulamada qaar yihiin kuwa leh xamaasad gooni ah oo ka timaada taageerayaasha labada dhinac, waxaana xidig kasta laga sugayaa xeel dagaal oo isuga ku awood sheegan karo.

kulanka ugu horeeya ayaa shex mari doonaa ciyaartooyda kala ah Ronaldo Souza iyo xidiga kale Jac kHermansson

Fight Night 150

Middleweight·Main event
Ronaldo Souza

2660

1NC

VS
Jack Hermansson

1940

Tale of the tape
39 Da’ada 30
73 in dhirirka 73 in
185 lbs Culeeska 185 lbs
72 in Reach 77.5 in

Fight Night 150

Heavyweight·Co-main
Greg Hardy

310

VS
Dmitrii Smoliakov

920
Tale of the tape
30 da’ada 36
77 in Dhirirka 74 in
265 lbs Cuileeska 253 lbs
80.5 in Reach 74 in

 

Fight Night 150

Welterweight
Alex Oliveira

1962NC
  VS
Mike Perry

1240

Tale of the tape
31 Da’da 27
71 in Dhirirka 70 in
170 lbs Culeeska 170 lbs
76.5 in Reach 71 in

Fight Night 150

Light Heavyweight
Glover Teixeira

2870

VS
Ion Cuțelaba

14301NC
Tale of the tape
39 Da’da 25
74 in Dhirirka 73 in
205 lbs Culeeska 205 lbs
76 in Reach 75 in

Fight Night 150

Bantamweight
John Lineker

3180

VS
Cory Sandhagen

1010
Tale of the tape
28 Da’da 27
63 in Dhirirka 71 in
135 lbs Culeeska 135 lbs
67 in Reach 70 in

Fight Night 150

Lightweight
Roosevelt Roberts

700

VS
Thomas Gifford

14702NC
Tale of the tape
25 Da’da 26
74 in Dhirirka 73 in
155 lbs Culeeska 155 lbs
73 in Reach 75.5 in

Ciyaaraytahaan ayaa ha kuwa aad uxiiso badan iyada oo todobaadkii hore ay guulo waa wayn doo hopoyeen xidiga uu ka mid yahay Feeryahan Muslimka ah ee udhashay dalka Ruusha Islam Makhachev oo ka mid ah xidiga guulaha ugu badan ka soo hooyay tartan.

UFC Ft. Lauderdale: Jacare vs Hermansson

Official!Ronaldo "Jacare" Souza faces Jack Hermansson in the main event at #UFCFtLauderdale | LIVE on ESPN+

Δημοσιεύτηκε από UFC στις Παρασκευή, 26 Απριλίου 2019