• Beeshii weerar ku qaadda mida kale waxaa laga qaadi doonaa lacag dhan $100,000 (Boqol Kun ) oo doollarka Mareykanka ah.

Jigjiga (Daylysom Som):- Beelihii dhawaan ku dagaalamay Deegaano ka tirsan Gobalka Sool ayaa waxaa heshiis ku gaareen Magaalada Jigjiga.

Dhanacyadii isku hayay Deegaanka Dhumay ee Gobalka Sool ayaa waxaa ay balan qaaday in mar dambe uusan soo laaban doonin dagaal uu ka dhaco Gobalkaasi.

Waxbyaabaha lagu heshiiyay ayaa waxaa ka mid ahaa in Beeshii weerar ku qaadda Magaalo ay deggantahay beesha kale laga qaado lacag dhan $100,000 (Boqol Kun ) oo doollarka Mareykanka ah.

Halkan ka Akhriso