• Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlaaanka Fedraalka ah ee Sooaaliya oo maanta yeeshey kulankoodi caadiga ahaa ayaa cod Aqlabiyed leh ku ansixiyay Xeerka Xuquuqda Siyaasiinta Dowladda.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  ay saakay horgeeyeen Heeshiisyada dowlada Federaalka Soomaaliya ay la gashay Dowladaha Ethopia iyo Eritea.

Kalfahdiga Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod loogu qaadayay dhowr xeer oo uu ka mid ahaa eerka Xuquuqda Siyaasiinta Dowladda

iyaga oo kulankooda aanta Aqlabiyed leh ku ansixiyay Xeerka Xuquuqda Siyaasiinta Dowladda.

Kulanka ayaa maanta waxaa soo xaadiray 170 mudane oo ka tirsan golaha Shacabka, waxaana shir gudoominayay Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan  Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ayaa aakay si aad ah uga did sanaa Heshiiska Sadex geesoodka ah

Kulamada Golaha shacabka ayaa maalamahaan la filayaa in uu noqdo id xasaasi ah, iyagoo dood kulul ay yeeshaan oo ay xasaasiyad ka uuqato.

Lama oga Go’aanka ka soo ka soo bixi doono Xildhibaanada maanta ka horyimid Heshiisyada dowlada dhexe ay la gashay Dowladaha Ethopia iyo Eritrea

Halkan ka Akhriso