• Madaxweyne Gaas oo ka hadlay guddiga uu magacaabay Eng. Cameey ayaa sheegay inuu yahay mid loogaga soo dhiibay magaalada Muqdisho.

Garowe (Daily Som:- Eng C/xakiim Cabdullaahi Cumar Camay oo ah Ku-xigeenka Madaxwaynaha Maau goboleedka Puntland ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay 8 xubnood oo uu sheegay inay yihiin Guddiga Xalinta khilaafaadka Barlamaanka soo socda ee Puntland iyadoo uu horay magacaabay Madaxweynaha Puntland isla xubno ka shaqayn doona Gudigaan.

Madaxweyne ku xigeenku Puntland ayaa Xalay  shir jaraa’id ku qabtay guriga uu ka degen yahay magaalada Garowe waxa uu ugaga soo horjeestey guddigii uu magacaabay Madaxwayne Gaas.