Barnaamijka Deeqda Waxbarashada ee Dowlada Azerbaijan ayaa bilaawday iyada oo ay ka faaideysan doonbaan Muwaadiniinta dalkaas, Dalalka xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka”

Sidoo kale waxaa asigane bilaawdayiyo “Barnaamijka Deeqda Waxbarashada ee Muwaadiniinta Dalalka xubnaha ka ah ururka Non-Aligned Movement (NAM) oo laga faaiideysan karo

Hadii aad doonayso in aad iska diiwaan galiso Xogta Rasiga ah waxa ay ku jirtaa website Wasaarada Ariaha Dibada ee Azerbaijan booqo http://mfa.gov.az/en/content/1017?fbclid=IwAR116jiO6yK4jKzHGuQlNLB2Z2qkloPPcStymsieQ8PMXpHWh7EZSeDXIP4

Hadii aadan Awoodin aa aadan cilmi ulahayn sida laysaga diiwaan galiyo iska soo diiwaan gali Boga ay facebook ga ku leeuihiin bahda Hor-Gale inc ama kala xiriir horgale@hotmail.com.