Xildhibaan Afaraale “Ma Jirto Wax Faragelin ah oo ay Dowlada Fedaraalka ah Ku Heyso Doorashada Koofur Galbeed Sooaaliya”

________________________________

Muqdisho (Daily Som):-  sida aan saakay Warka ku soo Gudbinay Doorashada Koofur galbeed ayaa loo kala baxay laba isbahaysi oo iska soo horjeeda, waxaana aalmahaan oo dhan laga digayay in aaulkaas oo ashqo dagaal dhexda ka galo.

Xildhibaan Baarlaaanka Fedaraalka ayaana Aragti hufan oo si ramsi ah uga turjuaysa danaha Deedaaganada ay mataal ka lahayn balsa taas badalkeeda ayay waxa ay ka hor marinayaa danahooda shkhsi iyo ida xisbiga ay atalaan.

Maxamed Xuseen Afaraale oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlayay arrimaha Maaulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin wax faragelin lagu haayo doorashada dhawaan ka dhaceysa Magaalada Baydhabo oo qaar ka id ah xildhibaanada Fearaalka ee ka soo jeeda Koofur galbeed sheegeen.

Xildhibaanka oo la hadlay id ka warbaahinta Gudaha ayaa sheegay in dadka ku doodayay in faragelin lagu haayo Doorashada ay Ujoodooyin gaar ah ka leeyihiin.