Madaxwayanah Dowlada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi farmaajo ayaa dib udhigay Safar uu ku tagi lahaa Magaalada Dooxa ee xarunta dalka qatar. wafdi balaan oo uu hor kacayo Madaxwayne farmaajo ayaa la filyay in ay gaaraan magaalada dooxa ee xarunta dalka boqortooyada qatar, waxaana la sheegayaa in ay tahay sababta uu baaqday safarkaa arimo […]
dowlada Ruushaka ayaa dalkeeda ka soo saartaan diblomaasiyiin udhashay dalka Britin waxaana la sheegayaa in ay jawaab utahay soo saaristii ay dhawaan samaysay Dowlada Ingriiska ay ka soo saartay danjirayaal udhashay rushka. Xukuumada Moscow ayaa uqabatay diblomaasiyointa la cayrinayo mudo asbuuc ah, tira ahaane waxa ay gaarayaan 23 danjire iyada oo la xirayo Academiyada dhaqan […]
Madaxwaynaha Dalka Turkiga Rajab Dayib ordogan ayaa ku goodiyay in ay si fayn doonaan Haraadiga waxa uu ugu yeeray Argagaxisada YPG ka dib hadal uu ujeediyay Xisbigiisa. Madaxwayne Ordogan ayaa usheegay xisbigiisa in ay sii socon doonaan dagaalada jirsaday 50 ka maali ee ka socda Gobalka Afrin oo ay qayb ka mid ah ku sugan […]
Ciidamada Bishaar al asad ee Ruush taageero ayaa go’doomiyay Ghouta ee dalka Siiriya taas oo ay gacanta ku hayaan Kooxha Mucaaradka ah ee ay taageeraan REeer galbeedka. sida laga soo xigtay Hay’ada Gargaarka Xoogaga Bishaar al asada ayaa God’doomiyay Magaalada Douma oo tan ugu wayn Gobalka. Ciidamada Bishaar al asad ayaa xooga saaray sidii ay Mucaaradka […]