Trumb oo mar kale Ku dhawaaqay Go’aan ka fajaciyay Caalamka

Trumb oo mar kale Ku dhawaaqay Go’aan ka fajaciyay Caalamka

Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump ayaa shaaciyay in Mareykanku ka baxay heshiiskii Niyuklerka ee dalalka reer galbeedka la galeen Iran. Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanka uu cunaqabetyn hor leh ku soo rogi doona dalka Iran, oo uu ku edeyeeya Iran inay taageerto kooxaha argagixisada ah. Madaxweynaha Maraykanka ayaa¬† heshiiskaasa uu ka baxay waxa uu […]

Facebook oo shaqada ka eriday injineer lagu eedeeyay basaasnimo ka dhan ah haweenka

Facebook oo shaqada ka eriday injineer lagu eedeeyay basaasnimo ka dhan ah haweenka

Shirkadda Facebook ayaa shaqada ka eriday injineer ka dib markii lagu eedeeyay basaasnimo ka dhan ah haweenka isticmaala Facebook. Shirkada wayn ee dhanka isgaarsiinta bulshada noqotay mida ugu istcimaalka badan ayaa dhawaanahaan waxa asoo food saaraya fadeexooyin kala duwan oo ku aadan xogaha isticmaalayaasha facbook. Alex Stamos, oo ah madaxa nabadgelyada macluumaadka ee facebook, ayaa […]

Dowlada Imaaraatka oo la wareegatay Jasiirada ay isku haystaan Soomaaliya Iyo Yamen

Dowlada Imaaraatka oo la wareegatay Jasiirada ay isku haystaan Soomaaliya Iyo Yamen

Ciidamo ka tirsan Militaiga Imaaraatka oo ayaa dhaq dhaqaaq Ciidan ka wada Jasiirada Suqadara ee ay ku muransan yihiin Dowlada Soomaaliya iyo yamen, kuwaas oo maanta gaaray magaaladaas. Waxaana sii xoogaysanayay Is baarinta ee Badwaynta Hindiya waxaana ka soo horjeestay shacabkja jasiiradaas oo ka banaanbaxayo ciidamada tirada Badan ee halkaas dhaq dhaqaaqa ka wada. Askarta […]

Hogaamiyayaal ka tirsan Gobalka Gooni Goosadka ah ee Kataloniya oo Xabsiga la dhigay

Hogaamiyayaal ka tirsan Gobalka Gooni Goosadka ah ee Kataloniya oo Xabsiga la dhigay

Taageerayaal fara badan oo ka tirsan xisbiyada gooni ugoosadka ah ee gobolka Katalooniya ayaa waxa ay waxa ay isku dhaceen CXiidamada Booliska Gobaalkaas ka dib markii xabsiga loo taxaabay Hogaamiya yaal ka tirsan Maamulka Gobalka Katalooniya kuwaas oo ay xirta Dowlada. Magaalada Caasimada u ah Gobalkaas ee barcelona ayaa waxaa ku dhawaawacmay ku dhawaad 30 […]

Jamhuuriyada Dib Muqaraadiga ah ee Congo oo ka baaqatay shirka Deeq bixiyeenada xili ay ka jirto Nolol adag dalkaas

Jamhuuriyada Dib Muqaraadiga ah ee Congo oo ka baaqatay shirka Deeq bixiyeenada xili ay ka jirto Nolol adag dalkaas

Jamhuuriyada Dibmuqaariga ah ee Congo oo qaramada Midoobay ku eedeeysay in ay sawir qaldan ka bixisay dalkaas, iyaga oo sheegay in aysan ka qayb gali doonin shirka Deeq bixiyaasha Caalamka ee ka dhacaya Magaalada Geneva, waxa ayna usababeeyeen in dadkeeda laga bixiyay Sawir Xun oo ayna Istaahilin. Shirkaan ay ka baaqsatay CONGO DR ayaa lagu […]

Erdogan oo Mareykanka ku yeri xaq uma lihidiin inaad sii joogtaan Suuriya

Erdogan oo Mareykanka ku yeri xaq uma lihidiin inaad sii joogtaan Suuriya

Madaxwaynaha Dalka turkiga rajab Deyib Erdogan ayaa dhaleeceeyay Joogitaanka Maraykanka ee Waqooyika Suuriya. Hadal uu Baahiyay kanalka NTV ee garka loo leeyahy isag oo soo xiganaya Khudbad uu madaxwayne Erdogan ka jeediyay Xaflad ka dhacday Caasimada Ankara, ayuu ku dhaleeceeyay kus ii sugnaashaha Maraykanka ee Waqooyiga Ciraaq. “Waxay sheegaan inaysan ka tagi doonin Manbaj, laakiin […]

Shir Madaxeedka Jaamacada Carabta oo lagu qabanayo Magaalada Riyaad

Shir Madaxeedka Jaamacada Carabta oo lagu qabanayo Magaalada Riyaad

Axmed abiul geydh Xogyaha Guud e ururka jaamacada Carabta ayaa sheegay in 15 bisha soo socata lagu qaban doona Magaalada Riyaad ee Xarunta Boqortooyada Sacuudiga shirka Madax Dalalka Jaamacada Carabta. Xogahayaha Guud ee ururka Jaamacada Carabta ayaa sheegay maalinimadii shalay isiga oo ku sugan Xarunta Ururka in in ay udireen waraaqad rasmi ah Dowlada Sacuudiga […]

Dowlada Sacuudiga Oo Goowracday Muwaadin Indonesian ah

Dowlada Sacuudiga Oo Goowracday Muwaadin Indonesian ah

Dowlada Sacuudiga ayaa dil ku fulisay Muwaadin udhashay Dalka Indonesia sida ay Xqiijisay Hay’ada migran care lagu magacaabo oo udooda shaqaalaha Indonesia. Nin lagu magacaabo Zaini misrin ayay Qoortra ka jartay Dowlada Sacuudiga ka dib markii ay ku eedeysay in uu dilay Nin uu daral wa u ahaa oo udhashay Sacuudiga. Hay’ada Migrant ayaa sheegtay […]