Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay Anshaxa Xiliga Imtixaanka 2017/18

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay Anshaxa Xiliga Imtixaanka 2017/18

Anshaxa Ardayga Imtixaanka galaya 1. Kormeere, ilaaliye imtixaan, arday imtixaan-gale ah, waalid iyo xubin ka tirsan dadweynaha guud waxey soo sheegi karaan waxii la xiriira anshax-darro imtixaan haddii ay arkaan ama maqlaan. 2. Wasaaradda ayaa laga rabaa in ay samayso khad lagu soo diri karo macluumaadka wixii dadweynuhu u arko in ay khaldan yihiin iyagoo […]

Sawiro : Jaziirada Sokhotra, Qurux aadan malaysan Karin.

Sawiro : Jaziirada Sokhotra, Qurux aadan malaysan Karin.

Dad badan ayaan garan karin wajiga dhabta ah ee jasiiradaha yaryar ee Sokhotra,  Warbaahinta caalamka ayaa aad u hadal haysa dhawaanahan Warar la xariira jaziirada yar ka dib markii ciidamo imaaraadka ay qabsadeen, iyaga oon sharciyad ka haysan yaman. Muuqaaladaan soo socda ayaa ku tusaya quruxda deegaanka dabiiciga ah ee jaziiradda Socotra oo ay diiwaan […]

Dastuuka la sheegay in la xaday oo qoraya in Madaxwaynaha uu dalka ka talinayo Mudo 5 sano ah

Dastuuka la sheegay in la xaday oo qoraya in Madaxwaynaha uu dalka ka talinayo Mudo 5 sano ah

Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Fedaraalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Ibraahim Muudey ayaa sheegay dhawaan in la xaday Dastuurkii rasmiga ahaa ee dalka, kaas oo ay hireay udiyaariyeen Odayaasha dhaqanka iyo ergooyinkii bulshada laga soo dhex xulay. Maanta ayaa waxaa loo qaybiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Nuqulo ka mid ah dastuurka uu sheegay Gudomiye muudeey in la xaday. […]

Xildhibaan Shaacir oo markiisa ujawaabay Wasiir Xoosh oo sheegay in ay is sharxi karaan wasiirada doonaya G. Baarlamaanka

Xildhibaan Shaacir oo markiisa ujawaabay Wasiir Xoosh oo sheegay in ay is sharxi karaan wasiirada doonaya G. Baarlamaanka

Gudiga Doorashada ee dhawaan la magacaabay ayaa ee doorashada gudoomiyha Baarlamaanka Fedaraalka ah ee Soomaaliya ayaa ujawaabay wasiirka Dastuurka Xukuumada Soomaaliya oo maalinimadii shalay bogiisa Facebook ga ku soo daabacay in uu is sharxi karaan Xildhibaanada Wasiirada ah. Xildhibaan shaacir oo horay usheegay in ay wasiirada Mar ka hore is casilaan hadii ay doonayaan in […]

Wasiir Xoosh oo Waxba kama Jiraan ku tilmaamay in aanu wasiirada isku sharxi karin Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka

Wasiir Xoosh oo Waxba kama Jiraan ku tilmaamay in aanu wasiirada isku sharxi karin Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka

Wasiireka Dastuurka Xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Jabriil Xoosh ayaa sheegay in uu is sharxi karo qof wasiir ah isla markaana aanu jirin sharci ka reebya in uu utartamo xilka Gudoomiyaha Golaha shacabka. Wasiir Xoosh oo soo qaatay Qodobka 59 ee dastuurka ayaa sheegay in  in uu qodobka uu ugal yahay Wasiirada in ay is sharaxaan, hadii […]

Xildhibaan shaacir “Araajida lagama Aqabalayo xildhibaanada wasiirada ah ilaa ay is casilaan”

Xildhibaan shaacir “Araajida lagama Aqabalayo xildhibaanada wasiirada ah ilaa ay is casilaan”

Waxaa sii xoogaysanaya Tartanka loogu jiro Xilka Gudoomiyha Baarlamaanka Fedaraalka ah ee Soomaaliya, kaas oo dhawaan baneeyay Gudoomiyihii Haayay lixdii sano ee ugu danbeysay. waxaana soo baxayo shuruudo adag oo lagu xirayo Wasiirada Doonaya in ay qabtaan xilkaan, waxaama loo sheegay in marka hore ay baneeyaan kagada Wasiirnimo si ay ugu soo baxaan Booska banaan […]

Gen Morgan oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Garowe

Gen Morgan oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Garowe

waxaa si diiran magaalada Garowe loogu soo dhaweeyay Gen. Maxamed siciid Morgan oo ka mid ah shakhsiyaadka ugu Cd cad isla markaana  shaaciyey in ay u taganyihay qabashada xilka Madaxweynenimadda Maamulka Puntland doorashadda dhici doonta sanada soo aadan ee 2019. General Moogan ayaa soo dhaweyntiisa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ka tirsan hay,adaha Puntland, bulshada rayidka […]

Gudoomiye Muudeey “Dastuurka Saxda ahaa ee dalka waa laxaday”

Gudoomiye Muudeey “Dastuurka Saxda ahaa ee dalka waa laxaday”

Gudoomiyaha ku xigeenka Kuubaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Sheekh ibraahim Muudey ahna ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay sheegay in hadda dowladda Soomaaliya aysan ku shaqeyn dastuurkii ay meelmariyeen Odayaasha dhaqanka ee loogu tala galay in dalka lagu maamulo. Gudoomiyer Muudeey ayaa tilmaamay in dastuurka hadda ay ku shaqeyso Dowladda Soomaaliya uusan ahayn dastuurkii ay […]

Jawaari Oo Baarlamaanka Ka hor Cadeeyay in uu Is Casilay

Jawaari Oo Baarlamaanka Ka hor Cadeeyay in uu Is Casilay

Gudoomiyahii hore ee Baarlamaanka Fedaraalk ah ee Soomaaliya Maxamed shiikh Cusmaan Jawaari ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ka hor sheegay in uu is casilay. Jawaari oo horay looga dalbaday in uu xilka ka dago ayaa is jiid jiid dheer ka dib aqbalay maalmo ka hor asiga oo ugu danbayn ku dhawaaqay in uu is casilayo, maalinimada arbacada […]

Erdogan oo Mareykanka ku yeri xaq uma lihidiin inaad sii joogtaan Suuriya

Erdogan oo Mareykanka ku yeri xaq uma lihidiin inaad sii joogtaan Suuriya

Madaxwaynaha Dalka turkiga rajab Deyib Erdogan ayaa dhaleeceeyay Joogitaanka Maraykanka ee Waqooyika Suuriya. Hadal uu Baahiyay kanalka NTV ee garka loo leeyahy isag oo soo xiganaya Khudbad uu madaxwayne Erdogan ka jeediyay Xaflad ka dhacday Caasimada Ankara, ayuu ku dhaleeceeyay kus ii sugnaashaha Maraykanka ee Waqooyiga Ciraaq. “Waxay sheegaan inaysan ka tagi doonin Manbaj, laakiin […]