Ra’isul Wasaare Khayre oo Boqolaal dhalin yara ah la daaway Ciyaar ka dhacaysay Goraan ku yaala Degmada Hodan

Ra’isul Wasaare Khayre oo Boqolaal dhalin yara ah la daaway Ciyaar ka dhacaysay Goraan ku yaala Degmada Hodan

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali khayre ayaa shalay ka qayb galay Kulan ciyaareed aad uxiisa badnaa oo ka dhacay Goraan ku yaala Xarunta Degmada Hodan oo ay ku ciyaarayeen laba dugi oo ka wada dhisan degmadaas. Tartaan oo ay soo qaban qaabiyay Maamulka Gobalka Banaadir ayaa waxaa horaan daah furay Gudoomiyaha Glaka Banaadir, wuxuuna udhaxeeyay […]

Hadaladii Carada ka muuqay ee Messi uu ugu jawaabat Garsoorihii dhex dhexaadinayay kulankii barcelona iyo chalsea oo la ogaaday

Hadaladii Carada ka muuqay ee Messi uu ugu jawaabat Garsoorihii dhex dhexaadinayay kulankii barcelona iyo chalsea oo la ogaaday

Xidiga ugu wanaagsan Kooxda Barcelona ah mid kamid ah Xidiga ugu fiican dunida ee lion messi ayaa la sheegay in garsirighoo dhex dhexaadinayay Ciyaartii udhaxaysay Barcelona iyo chalsea ay is maan dhaafeen hadalo kul kulne is waydaarsadeen. Xiga barcelona ayaa la sheegay in uu garsooraha ka carooday maadaama uu qaatay Go’aan aysan jeclaysan Ciyaartooyda iyo […]

Ciyaariyahan Ka tirsan Kooxda Totonham oo galaya Dagaal Militari

Ciyaariyahan Ka tirsan Kooxda Totonham oo galaya Dagaal Militari

Ciyaariyahanka Khadka dhexe ee kooxda Tottonham hotospur ayaa sheegay in uu ka qayb qaaan doona Tabar dhanka Ciidanka oo soconaya 18 ilood. Ciyaartyooyda Kuufur kuuriya iya kooxda tottanham ayaa ka dhawaajiyay in uu aad ugu farax san yahay in uu qabto shqaqaas aad u culus, Heung Min Son ayaana sheegay in aysan Cadaalad ahayn hadii […]