Khayre oo ka qayb galay Shir uu gar wadeen ka yahay Bangiga Aduunka

Khayre oo ka qayb galay Shir uu gar wadeen ka yahay Bangiga Aduunka

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali khayre ayaa magaalada Washinton ee cariga M,araykanka uga qayb galay shir uu soo qaban qaabiyay Bangiga aduunka oo looga hadlayo sidii loo maarayn laha dhibaatooyinka Nabad galyo la’aanta. Waxyaabaha sida goonida ah looga hadlay waxaa ka mid ah dhibaatooyinka dagaalada iyo baahida baahsan ee dunida xiligaan ka jirta. Shirkaan oo […]

Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo si adag uga hadlay Arinta Berbera

Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo si adag uga hadlay Arinta Berbera

Mudane ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka ah ee Soomaaliya ayaa si caro leh uga hor yimid qorshaha Dowladaha Itoobiya iyo Imaaraatka ee ku aadan Dekada Magaalada Baebara, iyo hadalka Xnafta leh ee ka soo yeeray shirkada DP World. Magaalada Abuu dhabi ee dalka UAE ayaa waxaa lagu kala saxiixday heshiis ku saabsan Dekadsa Berbera oo ay […]