Deg deg: Qarax xoogan ayaa goor dhaw ka dhacay qaybo ka mida Muqdisho

Deg deg: Qarax xoogan ayaa goor dhaw ka dhacay qaybo ka mida Muqdisho

Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno muqidhso goor dhaw waxaa magaaladda muqdisho ka dhacay qarax googan, gaar ahaan dhacay qeybo ka mid ah wadada maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa ku waramaya in qaraxa uu ka dhacay afaafka hore ee Hotel Wehliye , halkaasi oo ah goob aad u mashquul badan, […]

Wasiir Bayle oo la kulmay Ciidanka iyo Saraakiisha ilaalinta Canshuuraha.

Wasiir Bayle oo la kulmay Ciidanka iyo Saraakiisha ilaalinta Canshuuraha.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxamaan Ducaale bayle ayaa maanta waxaan booqosho ku tagay Garoonka Diyaaradaha Aden Ade airport, wuxuu halkaasi kula kulmay Ciidanka ilaalada Canshuuraha iyo waaxda canshuuraha barigga, waxa ayna ka wada hadaleen dardar galinta uruurinta canshuuraha. Saraakiisha Ciidanka ilaalada canshuuraha barigaa ayaa wasiirka uga warbixiyay shaqada ay hayaan gaara ahaan qaybta uu maanta […]

Erdogan oo Mareykanka ku yeri xaq uma lihidiin inaad sii joogtaan Suuriya

Erdogan oo Mareykanka ku yeri xaq uma lihidiin inaad sii joogtaan Suuriya

Madaxwaynaha Dalka turkiga rajab Deyib Erdogan ayaa dhaleeceeyay Joogitaanka Maraykanka ee Waqooyika Suuriya. Hadal uu Baahiyay kanalka NTV ee garka loo leeyahy isag oo soo xiganaya Khudbad uu madaxwayne Erdogan ka jeediyay Xaflad ka dhacday Caasimada Ankara, ayuu ku dhaleeceeyay kus ii sugnaashaha Maraykanka ee Waqooyiga Ciraaq. “Waxay sheegaan inaysan ka tagi doonin Manbaj, laakiin […]

Saraakiil sar-sare oo ka tirsan shabaab oo gacanta lagu dhigay

Saraakiil sar-sare oo ka tirsan shabaab oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada Militariga Soomaaliya ayaa howlgal ay sameeyeen waxa ay ku soo qabteen Saraakiil Sar-sare oo ka tirsan Ururka alshabaab ee dagaalka kula jira Dowlada Soomaaliya. Ciidamada Soomaaliya oo ay taageerayaan kuwa Caalami ah ayaa gacanta ku soo dhigay Saraakiil katirsan shabaab kadib howlgal aya ka sameeyeen Degmada Awdhiigle ee Gobalka Shabellaha Hoose. sida uu sheegay […]

Shir Madaxeedka Jaamacada Carabta oo lagu qabanayo Magaalada Riyaad

Shir Madaxeedka Jaamacada Carabta oo lagu qabanayo Magaalada Riyaad

Axmed abiul geydh Xogyaha Guud e ururka jaamacada Carabta ayaa sheegay in 15 bisha soo socata lagu qaban doona Magaalada Riyaad ee Xarunta Boqortooyada Sacuudiga shirka Madax Dalalka Jaamacada Carabta. Xogahayaha Guud ee ururka Jaamacada Carabta ayaa sheegay maalinimadii shalay isiga oo ku sugan Xarunta Ururka in in ay udireen waraaqad rasmi ah Dowlada Sacuudiga […]

Maamulka Buurdhuubo oo sheegay in ka adkaadeen Xoogag ka tirsan Shabaab oo Weerar ku soo qaaday

Maamulka Buurdhuubo oo sheegay in ka adkaadeen Xoogag ka tirsan Shabaab oo Weerar ku soo qaaday

Maamulka Degmada Buurdhuubo ee Gobalka Gedo ayaa sheegay in ay fashilioyiin weerar ay ku soo qaadeen Kooxda alshabaab, maamulka ayaana sheegay in khasaaro ugaysteen kooxdii weerar soo qaaday. Dagaalka oo dhacay xalay fiidkii ayaa Ciidamada Militariga ee ku dhaqan Buurdhuubo iska difaaceen weerarka alshabaab, dagaalka oo intiisa badan dhacay Xalay galinka hore maanta ayaa xaalada […]

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Furay Wado Muhiim u ah isku Socda Dadwaynaha

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Furay Wado Muhiim u ah isku Socda Dadwaynaha

Gudoomiyaha Goblka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan eng. yariisoow ayaa maanta fueat wado muhiim oo lagu gooyay Dhagxaan. eng. yariisoow oo saakay furay wadad Hor marta Xira gaadiidka ayaa sheegay in uu qorshuho yahay in dhamaan la furo wadooyinka Muhiimka ah ee uxiran siytaabaha kale duwan. Gudoomiaha Gobalka Banaadir ayaa umahad celiyay Ciidanka Booliska oo ogalaashahooda […]

Xildhibaan Kahdiijo Maxamed Diiriye oo Niyada ka dishay Gudoomiye Jawaari

Xildhibaan Kahdiijo Maxamed Diiriye oo Niyada ka dishay Gudoomiye Jawaari

Xildhibaan khadiija Maxamed Diiriye oo ka mid Xilhdibaanada Baarlamkaanka Fedaraalka ah ee Soomaaliya sidoo kale ah Wasiirka Dhalin yarada iyo Ciyaaraha ayaa gudoomiye jawaari usoo jeedisay hadal uusan jeclaysan doonon. Xildhibaanada ayaa usheegtay Jawaari in uu ku sugo 184 ta xildhibaan ee kalsoonida kala noqon kara Gudoomiya Baarlamaanka, waxa ayna sheegtay hadii ka gudbaa uu […]

Maamulka Hirshabelle oo sheegay in aysan waxba ka qaban karin alshabaab

Maamulka Hirshabelle oo sheegay in aysan waxba ka qaban karin alshabaab

Maamulka Hirshabelle ayaa qaylo dhaan Xoogan ka soo saaray Xoogaga alshabaab ee ku soo xoogaysanaya deegaanada Maamulkaas waxa ayna Dowlada Federaalka usoo jeediyeen in ay wax ka qabato dhibaatada sii xoogaysansa ee shabaab. Gudoomiya Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa Shiikh Cusmaan Maxamad Bare oo  ayaa sheegay in deegaanada Maamulkaas ay ku soo badanayaan Dagaal yahanada alshabaab […]

Madaxwayne Farmaajo oo weerar Afka ah ku qaaday DP World

Madaxwayne Farmaajo oo weerar Afka ah ku qaaday DP World

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajho oo furay kala hadhiga sadexaad ee Baarlamaanka ayaa  ka hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid tahay Shirkadaha Shisheeye ee doonaya in ay maal gashi ku sameeyaan dalka kuwaas oo an ogalaasho ka haysan Dowlada Fedaraalka ah ee Soomaaliya. Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale uga […]