Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya Oo uyertay Safiirka Imaaraatka iyo waxyaabihii la hordhigay

Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya Oo uyertay Safiirka Imaaraatka iyo waxyaabihii la hordhigay

Wasiuiru dolwdaha Wasaarada arimaha Dibada Soomaaliya Abdul qaadir ahmed Khayr Abdi ayaa ku qaabilay Xaruhnta Wasaarada Safiirka Imaaraatka ee Muqdisho Maxamad Axmad Cusman Al Xammaadi. Danjiraha Imaaraatka ayaa wax laga waydiinayay Arimaha Cakiran ee ka taagan Magaalada Berbera ee ee Hishooska Dekada ee DP World iyo Saldhiga Militariga ee UAE ka furaynso isla ,Magaalada kuwaas […]

Konteenaro Khmari ka Buuxo oo xalay si qarsoodi ah looga soo dajiyay Dekada Muqdisho oo gacanta lagu dhigay

Konteenaro Khmari ka Buuxo oo xalay si qarsoodi ah looga soo dajiyay Dekada Muqdisho oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada Booliska ee ilaaliya Dekada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay Konteenaro a ka buuxaan Khamri oo habeenimadii xalay Si qarsoodi ah looga soo dajiyay Dekada Muqdisho. Ciidamada ayaa sheegay in konteenarada iyo Ragii lahaa gacanta ay ku dhigeen iyaga oo sidoo kale sheegay in ay ku wareejiyeen Ciidamada Nabad sugida. waxaa la filayaa in saacadaha […]

Mxakamada Ciidamada qlabka sida oo Xukun ku riday Rag shabaabka qaraxyada ufarsamayn jiray

Mxakamada Ciidamada qlabka sida oo Xukun ku riday Rag shabaabka qaraxyada ufarsamayn jiray

Xuno ka tirsan alshabaab ayaa manata waxaa maanta xukuntay Maxkamada Ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya waxaana qoorta galiyo Xabsiyo wakhti dhaadheer. Xubnaha ka tirsan alshabaab ee maanta xukunka lagu riday ayaa waxaa la soo qabtay Deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho, waxaana lagu soo qabtay guri halkaas ku yaala iyag oo diyaarinayaqaraxyo ay xiligaas ku […]

Deg deg: Qarax xoogan ayaa goor dhaw ka dhacay qaybo ka mida Muqdisho

Deg deg: Qarax xoogan ayaa goor dhaw ka dhacay qaybo ka mida Muqdisho

Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno muqidhso goor dhaw waxaa magaaladda muqdisho ka dhacay qarax googan, gaar ahaan dhacay qeybo ka mid ah wadada maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa ku waramaya in qaraxa uu ka dhacay afaafka hore ee Hotel Wehliye , halkaasi oo ah goob aad u mashquul badan, […]

Wasiir Bayle oo la kulmay Ciidanka iyo Saraakiisha ilaalinta Canshuuraha.

Wasiir Bayle oo la kulmay Ciidanka iyo Saraakiisha ilaalinta Canshuuraha.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxamaan Ducaale bayle ayaa maanta waxaan booqosho ku tagay Garoonka Diyaaradaha Aden Ade airport, wuxuu halkaasi kula kulmay Ciidanka ilaalada Canshuuraha iyo waaxda canshuuraha barigga, waxa ayna ka wada hadaleen dardar galinta uruurinta canshuuraha. Saraakiisha Ciidanka ilaalada canshuuraha barigaa ayaa wasiirka uga warbixiyay shaqada ay hayaan gaara ahaan qaybta uu maanta […]

Erdogan oo Mareykanka ku yeri xaq uma lihidiin inaad sii joogtaan Suuriya

Erdogan oo Mareykanka ku yeri xaq uma lihidiin inaad sii joogtaan Suuriya

Madaxwaynaha Dalka turkiga rajab Deyib Erdogan ayaa dhaleeceeyay Joogitaanka Maraykanka ee Waqooyika Suuriya. Hadal uu Baahiyay kanalka NTV ee garka loo leeyahy isag oo soo xiganaya Khudbad uu madaxwayne Erdogan ka jeediyay Xaflad ka dhacday Caasimada Ankara, ayuu ku dhaleeceeyay kus ii sugnaashaha Maraykanka ee Waqooyiga Ciraaq. “Waxay sheegaan inaysan ka tagi doonin Manbaj, laakiin […]

1 2 3