Jawaari Oo Baarlamaanka Ka hor Cadeeyay in uu Is Casilay

Jawaari Oo Baarlamaanka Ka hor Cadeeyay in uu Is Casilay

Gudoomiyahii hore ee Baarlamaanka Fedaraalk ah ee Soomaaliya Maxamed shiikh Cusmaan Jawaari ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ka hor sheegay in uu is casilay. Jawaari oo horay looga dalbaday in uu xilka ka dago ayaa is jiid jiid dheer ka dib aqbalay maalmo ka hor asiga oo ugu danbayn ku dhawaaqay in uu is casilayo, maalinimada arbacada […]

Erdogan oo Mareykanka ku yeri xaq uma lihidiin inaad sii joogtaan Suuriya

Erdogan oo Mareykanka ku yeri xaq uma lihidiin inaad sii joogtaan Suuriya

Madaxwaynaha Dalka turkiga rajab Deyib Erdogan ayaa dhaleeceeyay Joogitaanka Maraykanka ee Waqooyika Suuriya. Hadal uu Baahiyay kanalka NTV ee garka loo leeyahy isag oo soo xiganaya Khudbad uu madaxwayne Erdogan ka jeediyay Xaflad ka dhacday Caasimada Ankara, ayuu ku dhaleeceeyay kus ii sugnaashaha Maraykanka ee Waqooyiga Ciraaq. “Waxay sheegaan inaysan ka tagi doonin Manbaj, laakiin […]

Kusimaha Gudoomiyaha Baarlamaanka oo soo saaray Amar deg deg oo xildhibaanada maqan dalka ku imaanayaan

Kusimaha Gudoomiyaha Baarlamaanka oo soo saaray Amar deg deg oo xildhibaanada maqan dalka ku imaanayaan

Gudoomiye ku xigeenka koobaad ee Baarlamaanka ahna ku simaha Gudoomiyaha Golaha shacabka Jamhuuriyada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Cabdiwali shiikh Ibaraahim Muudeeyay ayaa dalbaday xildhibaanada dalka ka maqan ay dib ugu soo laabtaan dalka. uyeerista Xildhibaanada dalka ka maqan ayaa ku aadayso iyada oo maalamha soosocda Cod loo qaadi doono Gudoomiyaha Baarlamaanka Fedaraalka oo uu ka […]

Marayknaka oo sheegay in dileen horjooga yaal ka tirsan shabaab

Marayknaka oo sheegay in dileen horjooga yaal ka tirsan shabaab

Diytaarada dagaal ayaa weeraro ka gaysto qaybo ka mid ah Gobalka Shabellaha Hoose, kuwaas oo ay ka soo baxayaan warar kala duwan oo ku saabsan. Taliska Ciidamada Maraykanka ee Africom ayaa sheegay in duqayn ay fuliyeen Maraykanka lagu dilay laba horjeeo oo ka tirsan ururka alshabaab, iyaga o sidoo kale sheegay in lagu dhawaacay duqayn […]

Madaxwaynaha Koofur Glbeed oo lagu eedeeyay in wax ka ogyahay Moowshinka laga Gudbiyay Gudoomiye Jawaari

Madaxwaynaha Koofur Glbeed oo lagu eedeeyay in wax ka ogyahay Moowshinka laga Gudbiyay Gudoomiye Jawaari

xildhibaan Cabdi fitaax Geeseeyay oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ee taageersan Gudoomiyaha Baarlamaanka Fedaraalka ah ee Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Madaxwaynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh aadan in uu doonayo in uu burburiyo Baarlamaanka Soomaaliya. Cabdi fitaax Geeseeyay oo ka hadlay xildhibaano sheegay in ay taageersan yihiin Mooqshinka ka dhanka Gudoomiye Jawaari oo […]

Suuqyada Muqdisho oo ay manata Sabaynayso Lacag waali ah

Suuqyada Muqdisho oo ay manata Sabaynayso Lacag waali ah

Xasaradi siyaasadeed ee maalmahaa taagneed ayaa dantay ka dib markii uu aqblay Gudoomiyaha Baarlamaanka in Cod looq aado Moowshinka laga keenay ee la doonayo in xilka looga eryo. xidhibaanadii ugu badnaa ayaa soo gaaray Muqdisho, kuwaas oo kuy maqnaa safaro dibada ah, soo labashgadooda ayaa laga dareemayaa Hotelada iyo xaafada qaar oo ay ka socdaan […]

Ciidanka Xasilinta oo howl galo ka wado Degmada yaaqshid

Ciidanka Xasilinta oo howl galo ka wado Degmada yaaqshid

Ciidamada Xasilinta Caasimada Muqdisho ayaa howlgalo ka sameeyay Degmada yaaqshid ee Gobalka Banaadir iyada oo degmadaas ;lagu dilay askari ka tirsan ciidamada dowlada iyada oo la dhawaacay qof rayid ah oo ku dhaqanaa degmadaas. Holwgalka ayaa laga sameeyay Xaafada Towfiiq ee degm,ada yaaqshid, waxaana la sheegay in ragii dilka gaystay ay goobta iskaga baxsadeed dilka […]

Mid ka Raga Qarayada Ufarsameeyo alshabaab oo Dowlada Isku dhiibay

Mid ka Raga Qarayada Ufarsameeyo alshabaab oo Dowlada Isku dhiibay

Sargaal la sheegay in uu ka soo baxsaday Ururka alshabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidamadanka Dowlada Fedaraalka ah ee Soomaliya. Sargaal ayaa sidoo kale la sheegay in uu alshabaab u qaabisanaa samaynta qaraxyada waxa uuna isku dhiibay Ciidanka Xooga dalka qaybta 60 aad, Ismaaciil khaliif mire oo ah abaanduulaha qaybta 60 aad ayaa xaqiijiyay in […]

Aqalka Sare oo magacaabay Gudi dhex dhexaadiya Khilaafka ka dhex aloolsan Xildhibaanada Golaha shacabka

Aqalka Sare oo magacaabay Gudi dhex dhexaadiya Khilaafka ka dhex aloolsan Xildhibaanada Golaha shacabka

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa maanata Gudi usaaray Xalin Khilaaf Xoogan oo soo kala Dhex galayXildhibaanada Golaha shacabka Fedaraalak ah ee soomaaliya oo maalmahaanba waday Mowshino kala duwan oo mid dhan ula socdo. Gudiga joogtada ah ee baarlamaanka Fedaraalka ayaa umagacaabay Gudo ka kooban 7 xubnood oo ka tirsan aqalka sare si ay xal uga gaystaan […]

Farmaajo Oo Markale ku wajahan Qatar xili uu sii xumaanayo xiriirka Dalalka Go’doomiyay Qatar iyo Soomaaliya

Farmaajo  Oo Markale ku wajahan Qatar xili uu sii xumaanayo xiriirka Dalalka Go’doomiyay Qatar iyo Soomaaliya

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Maxamad Cabdulahi Faramaajo iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa todobaadkaan ku wajahan Dalka Qatar oo ay go’doomiyeen dalaka Khaliijka. Warar laga helay Madaxtooyada ayaa sheegay in Wafdiga Madaxwaynaha ay ku jiraan ugu yaraan 5 wasiir oo ka mid ah Xukuumada Khayre, ku waas oo heshiisyo Hormarineed la soo […]