Uluslararası Öğretmenlere İstihdam Fırsatı

Uluslararası Öğretmenlere İstihdam Fırsatı

Türkiye Maarif Vakfı Başkanlığı’ndan; Türkiye Maarif Vakfı’nın yurt dışındaki eğitim kurumlarında görev almak üzere Matematik, Fizik, Kimya, Biyoloji, Bilgisayar, Fen Bilgisi, Okul Öncesi ve Psikolojik Danışmanlık ve Rehberlik bölüm veya alanlarından Uluslararası Öğretmenler istihdam edilecektir. Başvuru Şartları: Türkiye Cumhuriyeti vatandaşı olmamak (veya çifte vatandaşlığa sahip olmak), İletişim kurabilecek düzeyde Türkçe bilmek, İngilizce, Fransızca veya Arapça […]

Taliyayaasha Ciidamada kala Duwan ee Somaliland oo Udhoofay Dalka Imaaraatka

Taliyayaasha Ciidamada kala Duwan ee Somaliland oo Udhoofay Dalka Imaaraatka

Taliyaaysha Ciidamada Sopmaliland ayaa udhoofay Magaalada Abu dubai ee dalka Isutaga Imaaraatka Carabta, waxa ayna qayb ka yihiin wafdiga Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyaga oo gadaal kaga biiray wafdiga. Taliyayaasha ciidamada Booliska Militariga, asluubta iyo taliya ilaalada Xeebaha oo ay wehliyaan wasiiro ka toirsan Xukuumaa Muuse biixi waxa ayna la kulmi doonaa madaxda Imaaraadka Carabta, […]

Dowlaa Itoobiya oo Markii ugu horeeysay war ka soo saartay Arinta Berbera

Dowlaa Itoobiya oo Markii ugu horeeysay war ka soo saartay Arinta Berbera

Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in heshiiska 3 geesoodka ah ee ay kala saxiixdeen DP world Somaliland iyo Itoobiya in aanu khusayn Siyaasada Soomaaliya. afhayeen u hadlay wasaarada Arimaha Dibada Itoobiya oo lagu magacaabo males alem ayaa sheegay in dowladiisu ay ixtiraamayso Dowlada Soomaaliya ayna Faragalin ku samaynayn arimaha Gudaha Soomaaliya. Afhayeen oo la hadlay Talafashinka […]