Canadian Freed From Ethiopia Wants Review

Canadian Freed From Ethiopia Wants Review

A Canadian who says he was unfairly imprisoned in Ethiopia in abysmal conditions for more than a decade wants an independent review of Ottawa’s actions in his case. In his first public comments since being released, Ethiopian-born Bashir Makhtal said Tuesday there were mistakes and lost opportunities in Canada’s efforts to protect him over the […]

US envoy to Israel under fire over Jerusalem photo with erased Al-Aqsa

US envoy to Israel under fire over Jerusalem photo with erased Al-Aqsa

United Satate. Ambassador to Israel David Friedman provoked outrage among Palestinians after he was photographed receiving a provocative photo of the Israeli-occupied east Jerusalem with the revered Al-Aqsa mosque erased. The picture was initially posted by an Israeli non-governmental organization which the ambassador visited Tuesday, after which it began circulating on social media. Saeb Erekat, […]

1 dead, 26 injured after massive fireworks explosion in Spain

1 dead, 26 injured after massive fireworks explosion in Spain

A person killed and 26 wounded, including seven children, by an explosion in a fireworks storage facility in the town of Tui in Galicia, northwestern Spain, emergency services said on Wednesday. The Faro de Vigo newspaper reported that at least four people had died in the blast that destroyed dozens of houses and smashed windows […]

Mamulka Puntland oo ku dhawaaqay Dagaal Dheer oo ka dhan ah Somaliland

Mamulka Puntland oo ku dhawaaqay Dagaal Dheer oo ka dhan ah Somaliland

Golaha Wasiirada Maamul Gobaleedka Puntland oo Shir deg deg ah ku yeeshay  Garowe    ayaa iclaamiyay dagaal ka dhan ah Jamhuuriyada Somaliland. Shir deg deg ah oo Golaha Wasiirada Puntland ku yeesheen Magaalada Garowe, ayaa laga soo saaray war Saxaafadee lagu sheegay shacabka Dowlada Puntland inay u diyaar garoobaan dagaal muddo dheer soconaya oo ay […]

Dhagayso Muuse Biixi Oo Fariin Adag Hawada Umariyay Puntland iyo Dowlada Fedaraalka

Dhagayso Muuse Biixi Oo Fariin Adag Hawada Umariyay Puntland iyo Dowlada Fedaraalka

Madaxweynaha Jamhuuriyada sheegtay in ay ka G\day Soomaaliya inteeda kale ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Somaliland ay tahay nabad doon islamarkaasna aysan wadin wax dagaal iyo colaad ah. Madaxwayne Muuse Biixi ayaa ugu Baaqay Maamulka Goba;eedka Puntland in ay joojiyaan Colaad asiga oo sheegay in ay Somalilanad leedahay xaduud uu sameeyay […]

Wasaarada Arimaha Dibada Kenya oo kala Heshiisay Dowlada Soomaaliya Sida ay ugala heshiin lahayd Arinta Bada Soomaaliya

Wasaarada Arimaha Dibada Kenya oo kala Heshiisay Dowlada Soomaaliya Sida ay ugala heshiin lahayd Arinta Bada Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma oo ah wasiirka arrimaha dibadda Kenya oo laga wareystay muranka badda ee ka dhexeeya Kenya iyo Somaliya, waxaa ay yeesgtay in iyaga iyo Soomaaliya ay kala saxiixdeen heshiis dhigaya inaan maxkamad la aadin, oo wada hadal wax lagu dhameeyo!! Monica Juma ayaa sheegtay inay raadinayaan waddooyin kale oo lagu […]

Falastiin oo la gaynayo Ciidamo Ka ilaaliyo Ciidamada Arxan laawayaasha Yahuuda

Falastiin oo la gaynayo Ciidamo  Ka ilaaliyo Ciidamada Arxan laawayaasha Yahuuda

Madaxwayne yaasha dalalka Islaamka oo shir de deg ah ku yeeshay magaalada Istanbul ee dalka Turkey ayaa ku baaqay in la sameeyo ciidamo difaaca dadka reer Falastiin ee gumaadka iyo tacadiga ay ku hayaan Ciidamada yahuuda. Shirka Madaxda Ururka Islaashiga Islaamka ayaa waxaa iclaamiyay dowladda Turkiga, kaddib markii Ciidamada Israel ay todobaadkii hore xasuuqeen dad […]

Duufaano Khasaaro Gaystay oo ka oo ka jira Puntland iyo Somaliland

Duufaano Khasaaro Gaystay oo ka oo ka jira Puntland iyo Somaliland

Duufaano iyo dabaylo maalmahaan oo dhan laga digayay ayaa laga soo sheegayaa xeebaha waqooyi ee soomaaliya kuwaas oo ay bar bar socdaan Roobab mahiigaan ah. sida ay wararku nagu soo gaarayaa waxaa jiro khasaare kala duwan oo soo gaaray deegaanno ka tirsan maamul goboleedka Puntland iyo Jamhuuriyadda sheegtay in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale […]

Shirka Golaha Wasiirada oo ansixiyey hindise sharciyeed muhiim ah

Shirka Golaha Wasiirada oo ansixiyey hindise sharciyeed muhiim ah

Shirka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa lagu ansixiyay sharciga Duulista iyo Hawada, iyada oogolaha la hor geeyay Hindise sharciyeedka denbiyada kufsiga iyo harciga Nakhshadeynta magaalooyinka, waxaana golaha warbixinno siiyay qaar kamid ah wasiirada ka qeyb galay kulanka maanta. “Shirka Golaha wasiirada waxaa […]

1 3 4 5 6 7 19