Marcus Rashford oo looga gacan haatinayo Kooxda Real Madrid

Marcus Rashford oo looga gacan haatinayo Kooxda Real Madrid

Kooxda ku bada Cagta real Madrid ayaa doonaysa Gooldhaliyaha Kooxda Manchester United Marcus Rashford sida ay ku soo warmayso warbaahinta Sapain. Xidiga da’da yar ee United oo haatan wakhti wanaagsan ku qaadanaya Kooxdiisa ayaa ayaa la soo sheegaya in ay aad udoonayso kooxda manchester ee ku ciyaarta garoonka Masraxa Riyada. sida uu baahiyaya wargaysa Spots […]

Bale oo ku sii jeeda Manchester United iyo Caqab durba soo shaac baxday

Bale oo ku sii jeeda Manchester United iyo Caqab durba soo shaac baxday

Wariryahan Kooxda Real Madrid iyo xilka Wales ayaa la sheegaya in uu ka sii socda koorada asiga oo ku biiraya Kooxda Manchester United ee Dalka England. wargayska Daily mail ayaa sheegaya in xida uga ciyaara Real Mardir garabka in uu doonayo in uu kooxda, 28 jirkaan ayaana ku faraxsanayn sii joogistaSpain iyo kooxdiisa waxaana loo […]

Hogaamiyayaal ka tirsan Gobalka Gooni Goosadka ah ee Kataloniya oo Xabsiga la dhigay

Hogaamiyayaal ka tirsan Gobalka Gooni Goosadka ah ee Kataloniya oo Xabsiga la dhigay

Taageerayaal fara badan oo ka tirsan xisbiyada gooni ugoosadka ah ee gobolka Katalooniya ayaa waxa ay waxa ay isku dhaceen CXiidamada Booliska Gobaalkaas ka dib markii xabsiga loo taxaabay Hogaamiya yaal ka tirsan Maamulka Gobalka Katalooniya kuwaas oo ay xirta Dowlada. Magaalada Caasimada u ah Gobalkaas ee barcelona ayaa waxaa ku dhawaawacmay ku dhawaad 30 […]

Jamhuuriyada Dib Muqaraadiga ah ee Congo oo ka baaqatay shirka Deeq bixiyeenada xili ay ka jirto Nolol adag dalkaas

Jamhuuriyada Dib Muqaraadiga ah ee Congo oo ka baaqatay shirka Deeq bixiyeenada xili ay ka jirto Nolol adag dalkaas

Jamhuuriyada Dibmuqaariga ah ee Congo oo qaramada Midoobay ku eedeeysay in ay sawir qaldan ka bixisay dalkaas, iyaga oo sheegay in aysan ka qayb gali doonin shirka Deeq bixiyaasha Caalamka ee ka dhacaya Magaalada Geneva, waxa ayna usababeeyeen in dadkeeda laga bixiyay Sawir Xun oo ayna Istaahilin. Shirkaan ay ka baaqsatay CONGO DR ayaa lagu […]

Is faham waa ka taagan Qaabka iyo wakhtiga loo codaynayo Mooshinka ka yaalo Gudoomiye Jawaari

Is faham waa ka taagan Qaabka iyo wakhtiga loo codaynayo Mooshinka ka yaalo Gudoomiye Jawaari

Dood Culus ayaa ka taagan Qaabka ay udhacayso iyo wakhtiga ay dhacayso Codaynta Moowshinka ka dhanka ah Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Shkiikh Cusmaan jawaari. sida uu qabo qodobka 65 aad ee Dastuurka dalka Gudoomuyaha iyo Xigeenkiisa waxaa loogu codaynaa mid qarsoodi ah iyada oo loo fiirinayo Sadex meelood laba meel in ay ucodeeyaa Xioldhibaanada Baarlamaanka,¬†xeer […]

Xiisad Ka dhalatay Xi ka qaadis Duqa Magaalada Baladwayne oo haatan ka taagan Magaaladaas

Xiisad Ka dhalatay Xi ka qaadis Duqa Magaalada Baladwayne oo haatan ka taagan Magaaladaas

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladwayne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas ay si xowli ah uga socoto xiisad ka dhalatay Shaqo jiijin lagu sameeyay Duqii magaaladaas. Ciidamo fara badan oo raacsan Duqa magaalaa Cali Dhuux Cabdi Mahadale ayaa lagu arkayaa wadooyinka waawayn ee Magaalada kuwaas oio qal qal galiyay Amaanka Magaalada. warka […]

Deg deg: Qarax xoogan ayaa goor dhaw ka dhacay qaybo ka mida Muqdisho

Deg deg: Qarax xoogan ayaa goor dhaw ka dhacay qaybo ka mida Muqdisho

Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno muqidhso goor dhaw waxaa magaaladda muqdisho ka dhacay qarax googan, gaar ahaan dhacay qeybo ka mid ah wadada maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa ku waramaya in qaraxa uu ka dhacay afaafka hore ee Hotel Wehliye , halkaasi oo ah goob aad u mashquul badan, […]