Ciidamada Siiriya oo Mucaaradka ka sifaynaya Bariga Ghouta

Ciidamada Siiriya oo Mucaaradka ka sifaynaya Bariga Ghouta

Ciidamada Bishaar al asad ee Ruush taageero ayaa go’doomiyay Ghouta ee dalka Siiriya taas oo ay gacanta ku hayaan Kooxha Mucaaradka ah ee ay taageeraan REeer galbeedka. sida laga soo xigtay Hay’ada Gargaarka Xoogaga Bishaar al asada ayaa God’doomiyay Magaalada Douma oo tan ugu wayn Gobalka. Ciidamada Bishaar al asad ayaa xooga saaray sidii ay Mucaaradka […]

Waxaa maalintii lbaad xiran Xuduuda Soomaaliya iyo Gobalka NFD

Waxaa maalintii lbaad xiran Xuduuda Soomaaliya iyo Gobalka NFD

Wararka ka imaanaya Magaalada Balad Xaawo ee Gobalka Gedo ayaa sheegaya in maalinkii labaad uu xiran yahay Xuduuda udhaxaysa Kiinya iyo Soomaaliya. Dowlada kiinya oo wado boob iyo dhul balaarsi baahsan ayaa la sheegay in ayaa la sheegay in ay ku baxeen Ciidanka Militariga Soomaaliya ooxiray Gabi ahaan Xuduuda, waxaana maalintii labaad xiran Ganacsiga iyo […]

Maamulka Hirshabelle oo sheegay in aysan waxba ka qaban karin alshabaab

Maamulka Hirshabelle oo sheegay in aysan waxba ka qaban karin alshabaab

Maamulka Hirshabelle ayaa qaylo dhaan Xoogan ka soo saaray Xoogaga alshabaab ee ku soo xoogaysanaya deegaanada Maamulkaas waxa ayna Dowlada Federaalka usoo jeediyeen in ay wax ka qabato dhibaatada sii xoogaysansa ee shabaab. Gudoomiya Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa Shiikh Cusmaan Maxamad Bare oo  ayaa sheegay in deegaanada Maamulkaas ay ku soo badanayaan Dagaal yahanada alshabaab […]

Farmaajo Oo Markale ku wajahan Qatar xili uu sii xumaanayo xiriirka Dalalka Go’doomiyay Qatar iyo Soomaaliya

Farmaajo  Oo Markale ku wajahan Qatar xili uu sii xumaanayo xiriirka Dalalka Go’doomiyay Qatar iyo Soomaaliya

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Maxamad Cabdulahi Faramaajo iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa todobaadkaan ku wajahan Dalka Qatar oo ay go’doomiyeen dalaka Khaliijka. Warar laga helay Madaxtooyada ayaa sheegay in Wafdiga Madaxwaynaha ay ku jiraan ugu yaraan 5 wasiir oo ka mid ah Xukuumada Khayre, ku waas oo heshiisyo Hormarineed la soo […]

Madaxwayne Farmaajo oo weerar Afka ah ku qaaday DP World

Madaxwayne Farmaajo oo weerar Afka ah ku qaaday DP World

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajho oo furay kala hadhiga sadexaad ee Baarlamaanka ayaa  ka hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid tahay Shirkadaha Shisheeye ee doonaya in ay maal gashi ku sameeyaan dalka kuwaas oo an ogalaasho ka haysan Dowlada Fedaraalka ah ee Soomaaliya. Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale uga […]

Madaxwayne Farmaajo oo Furay Kala Fadhiga sadexaad ee Baarlamaanka

Madaxwayne Farmaajo oo Furay Kala Fadhiga sadexaad ee Baarlamaanka

Waxaa maanta Si rasmi ah Muqdisho uga Furmay Kala Fadhigii 3aad ee Mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka ah ee Soomaaliya oo hada uu si toos ah ugu socdo Xarunta Dugsiga tabarka Ciidamada ee Gen. Kaahiye, waxaana Furay Munaasabada Madaxwaynaha Jamhuuriyada Fedaraalka ah ee Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka. kala fadjiga sadexaad oo ay isku mar wada […]

Wasaiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Oo khudbad uu jadeeyay shika Jaamacada Carabta ku weeraray Dowlada Imaaraatka

Wasaiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Oo khudbad uu jadeeyay shika Jaamacada Carabta ku weeraray Dowlada Imaaraatka

Wasiirka Arimaha Dibada Xukuumada Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad ayaa ayaa si adag uweerary Dowlada Imaaraatkla Carabta oo faragalin qaawan ku haysa Madax banaadida iyo Midnimada Jamhuuriyada Fedareaalka ah ee Soomaaliya Xili uu ka qayb galayay shirka Wasiirada Arimaha Dibada Ururka Jaamacada Carabta oo qodob ka mid ah uu quseeyo Xaalada Dekada Berbera ee dalka […]

Khayre oo ka qayb galay Shir uu gar wadeen ka yahay Bangiga Aduunka

Khayre oo ka qayb galay Shir uu gar wadeen ka yahay Bangiga Aduunka

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali khayre ayaa magaalada Washinton ee cariga M,araykanka uga qayb galay shir uu soo qaban qaabiyay Bangiga aduunka oo looga hadlayo sidii loo maarayn laha dhibaatooyinka Nabad galyo la’aanta. Waxyaabaha sida goonida ah looga hadlay waxaa ka mid ah dhibaatooyinka dagaalada iyo baahida baahsan ee dunida xiligaan ka jirta. Shirkaan oo […]