Faraamo oo dib udhigay Safar uu ku aadi lahaa Magaalada Dooxa

Faraamo oo dib udhigay Safar uu ku aadi lahaa Magaalada Dooxa

Madaxwayanah Dowlada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi farmaajo ayaa dib udhigay Safar uu ku tagi lahaa Magaalada Dooxa ee xarunta dalka qatar. wafdi balaan oo uu hor kacayo Madaxwayne farmaajo ayaa la filyay in ay gaaraan magaalada dooxa ee xarunta dalka boqortooyada qatar, waxaana la sheegayaa in ay tahay sababta uu baaqday safarkaa arimo […]

Ruushka oo dalkiisa ka cayrinaya 23 danjire ee British ah

Ruushka oo dalkiisa ka cayrinaya 23 danjire ee British ah

dowlada Ruushaka ayaa dalkeeda ka soo saartaan diblomaasiyiin udhashay dalka Britin waxaana la sheegayaa in ay jawaab utahay soo saaristii ay dhawaan samaysay Dowlada Ingriiska ay ka soo saartay danjirayaal udhashay rushka. Xukuumada Moscow ayaa uqabatay diblomaasiyointa la cayrinayo mudo asbuuc ah, tira ahaane waxa ay gaarayaan 23 danjire iyada oo la xirayo  Academiyada dhaqan […]

Hadaladii Carada ka muuqay ee Messi uu ugu jawaabat Garsoorihii dhex dhexaadinayay kulankii barcelona iyo chalsea oo la ogaaday

Hadaladii Carada ka muuqay ee Messi uu ugu jawaabat Garsoorihii dhex dhexaadinayay kulankii barcelona iyo chalsea oo la ogaaday

Xidiga ugu wanaagsan Kooxda Barcelona ah mid kamid ah Xidiga ugu fiican dunida ee lion messi ayaa la sheegay in garsirighoo dhex dhexaadinayay Ciyaartii udhaxaysay Barcelona iyo chalsea ay is maan dhaafeen hadalo kul kulne is waydaarsadeen. Xiga barcelona ayaa la sheegay in uu garsooraha ka carooday maadaama uu qaatay Go’aan aysan jeclaysan Ciyaartooyda iyo […]

Dowlaa Itoobiya oo Markii ugu horeeysay war ka soo saartay Arinta Berbera

Dowlaa Itoobiya oo Markii ugu horeeysay war ka soo saartay Arinta Berbera

Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in heshiiska 3 geesoodka ah ee ay kala saxiixdeen DP world Somaliland iyo Itoobiya in aanu khusayn Siyaasada Soomaaliya. afhayeen u hadlay wasaarada Arimaha Dibada Itoobiya oo lagu magacaabo males alem ayaa sheegay in dowladiisu ay ixtiraamayso Dowlada Soomaaliya ayna Faragalin ku samaynayn arimaha Gudaha Soomaaliya. Afhayeen oo la hadlay Talafashinka […]

Ciyaariyahan Ka tirsan Kooxda Totonham oo galaya Dagaal Militari

Ciyaariyahan Ka tirsan Kooxda Totonham oo galaya Dagaal Militari

Ciyaariyahanka Khadka dhexe ee kooxda Tottonham hotospur ayaa sheegay in uu ka qayb qaaan doona Tabar dhanka Ciidanka oo soconaya 18 ilood. Ciyaartyooyda Kuufur kuuriya iya kooxda tottanham ayaa ka dhawaajiyay in uu aad ugu farax san yahay in uu qabto shqaqaas aad u culus, Heung Min Son ayaana sheegay in aysan Cadaalad ahayn hadii […]

Aqalka Sare oo magacaabay Gudi dhex dhexaadiya Khilaafka ka dhex aloolsan Xildhibaanada Golaha shacabka

Aqalka Sare oo magacaabay Gudi dhex dhexaadiya Khilaafka ka dhex aloolsan Xildhibaanada Golaha shacabka

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa maanata Gudi usaaray Xalin Khilaaf Xoogan oo soo kala Dhex galayXildhibaanada Golaha shacabka Fedaraalak ah ee soomaaliya oo maalmahaanba waday Mowshino kala duwan oo mid dhan ula socdo. Gudiga joogtada ah ee baarlamaanka Fedaraalka ayaa umagacaabay Gudo ka kooban 7 xubnood oo ka tirsan aqalka sare si ay xal uga gaystaan […]

Xildhibaan Kahdiijo Maxamed Diiriye oo Niyada ka dishay Gudoomiye Jawaari

Xildhibaan Kahdiijo Maxamed Diiriye oo Niyada ka dishay Gudoomiye Jawaari

Xildhibaan khadiija Maxamed Diiriye oo ka mid Xilhdibaanada Baarlamkaanka Fedaraalka ah ee Soomaaliya sidoo kale ah Wasiirka Dhalin yarada iyo Ciyaaraha ayaa gudoomiye jawaari usoo jeedisay hadal uusan jeclaysan doonon. Xildhibaanada ayaa usheegtay Jawaari in uu ku sugo 184 ta xildhibaan ee kalsoonida kala noqon kara Gudoomiya Baarlamaanka, waxa ayna sheegtay hadii ka gudbaa uu […]

Xildhibaanada Mowshinka ka wada Jawaari oo kulan yeeshay

Xildhibaanada Mowshinka ka wada Jawaari oo kulan yeeshay

Xildhibaanada Golaha shacabka ee Moowshinka ka wada Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Vila Hargaysa ee magaalada Muqdisho. Xildhibaan Cabdulahi sheekh Ismaaciil oo ka mid ah Xildhibaanada sida ayn uga soo horjeeda Gudoomiye Jawaari ayaa sheegay in mowshinka ay ka keenee Afhayeenka Baarlamaanka uu yahay Mid sharci ah isla markaana aysan jirin Cid […]

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo shaaciyay in hal bil dib loo dhigay wada hadala Somaliland iyo Dowlada Fedaraalka

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo shaaciyay in hal bil dib loo dhigay wada hadala Somaliland iyo Dowlada Fedaraalka

Maamulka Som,aliland ayaa Hakisay wada hadalo lagu balan sanaa in 19 bishaan ay ufurmaan iyaga Dowlada Fedaraalka ah ee Soomaaliya. Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Dr sacad cali shire ayaa ku dhawaaqay in mudo hal bil ah dib loo dhigay wadahadalka daruufo jiro aawgood. wasiirka ayaa cadeeyay in aysan ka bixin wada hadalka balsa ay dib […]