Mxakamada Ciidamada qlabka sida oo Xukun ku riday Rag shabaabka qaraxyada ufarsamayn jiray

Mxakamada Ciidamada qlabka sida oo Xukun ku riday Rag shabaabka qaraxyada ufarsamayn jiray

Xuno ka tirsan alshabaab ayaa manata waxaa maanta xukuntay Maxkamada Ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya waxaana qoorta galiyo Xabsiyo wakhti dhaadheer. Xubnaha ka tirsan alshabaab ee maanta xukunka lagu riday ayaa waxaa la soo qabtay Deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho, waxaana lagu soo qabtay guri halkaas ku yaala iyag oo diyaarinayaqaraxyo ay xiligaas ku […]

Naanulka Goobalka Gedo oo sheegay in ay Diyaariyeen Ciidanka Difaaca Balad Xaawo

Naanulka Goobalka Gedo oo sheegay in ay Diyaariyeen Ciidanka Difaaca Balad Xaawo

Maamulka Gobalka Gedo ayaa sheegay in ay Dowlada Kenya kala Hortagi doonaan Dagaal Hadii ay joojin waydo Xad gudubka ay ka wado Xadka Gobalka Gedo la wadaago Dhulka NFD ee Kenya Maamusho. Ciidamada Kenya ayaa bur burin ka wada Guryo ku yaala Degmada Balad Xaawo oo ka trirsan Gobalka gedo waxaana Shalay halkaas lka dhacay […]

Shan xidig oo Badal unoqon kara Pholip Coutinho

Shan xidig oo Badal unoqon kara Pholip Coutinho

Kooxda Liverpool ee ka ciyaarta horyaalka Ingriiska ayaa Baadi goobaysa Xidigii ay ku badali lahaydciyaariyahkii dhawaan ka tagay Kooxdaas ee Phlip Coutinho oo ku biiray Kooxda BVarcelona ee dalka Spain. Taraha kooxda Reds ayaa doonaya¬† 5 xidig oo uu is leeyahay waxa ay ku wanaagsan yihii kooxda kuwaas oo badal unoqon doona xidigii ka hayaama […]

Marcus Rashford oo looga gacan haatinayo Kooxda Real Madrid

Marcus Rashford oo looga gacan haatinayo Kooxda Real Madrid

Kooxda ku bada Cagta real Madrid ayaa doonaysa Gooldhaliyaha Kooxda Manchester United Marcus Rashford sida ay ku soo warmayso warbaahinta Sapain. Xidiga da’da yar ee United oo haatan wakhti wanaagsan ku qaadanaya Kooxdiisa ayaa ayaa la soo sheegaya in ay aad udoonayso kooxda manchester ee ku ciyaarta garoonka Masraxa Riyada. sida uu baahiyaya wargaysa Spots […]

Bale oo ku sii jeeda Manchester United iyo Caqab durba soo shaac baxday

Bale oo ku sii jeeda Manchester United iyo Caqab durba soo shaac baxday

Wariryahan Kooxda Real Madrid iyo xilka Wales ayaa la sheegaya in uu ka sii socda koorada asiga oo ku biiraya Kooxda Manchester United ee Dalka England. wargayska Daily mail ayaa sheegaya in xida uga ciyaara Real Mardir garabka in uu doonayo in uu kooxda, 28 jirkaan ayaana ku faraxsanayn sii joogistaSpain iyo kooxdiisa waxaana loo […]

Hogaamiyayaal ka tirsan Gobalka Gooni Goosadka ah ee Kataloniya oo Xabsiga la dhigay

Hogaamiyayaal ka tirsan Gobalka Gooni Goosadka ah ee Kataloniya oo Xabsiga la dhigay

Taageerayaal fara badan oo ka tirsan xisbiyada gooni ugoosadka ah ee gobolka Katalooniya ayaa waxa ay waxa ay isku dhaceen CXiidamada Booliska Gobaalkaas ka dib markii xabsiga loo taxaabay Hogaamiya yaal ka tirsan Maamulka Gobalka Katalooniya kuwaas oo ay xirta Dowlada. Magaalada Caasimada u ah Gobalkaas ee barcelona ayaa waxaa ku dhawaawacmay ku dhawaad 30 […]

1 11 12 13 14 15 19