سبتمبر 2019

Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweyne Laftagreen oo soo gaaray Muqdisho.

  • بواسطة
Muqdisho: 30-09-2019:Wafdigan uu Hogaaminayey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan ee ay Qeyb ka ahayeen Wasiiradaha Wasaaradaha Qorshaynta’ Maaliyada, Beeraha, Agaasimaha Guud Madaxtooyadda KGS iyo Xubno kale ayaa Maanta lagu Soo Dhoweeyey Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Xubno ka Tirsan Labada Gole Dowlada Federaalka Somaliya iyo Siyaasiyiin Ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Abdule Cusmaan kuso Dhoweyey Wafdiga. ujeedka Wafdiga uu… اقرأ المزيد »Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweyne Laftagreen oo soo gaaray Muqdisho.

Qaraxii Ismiidaamin ah oo lagu weeray Ciidamo Talyaani ah oo marayay wadada Warshadaha

  • بواسطة
Qarax xoogan ayaa goordhaw lala beegsaday ciidamada talaiyaaniga ee ku sugan Soomaaliya kaas  oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay. Weerarka ayaa daqiiqado kahor ka dhacay wada warshahadaha gaar ahaan agagaarka Isgooska Kuliyadda Jaalle Siyaad, halkaas oo ah wado aad umashquul badan. Wararka aan heleyno qaraxa lagu weeray ciidamada Taliyaaniga ee ka soo baxay Wasaarada gaashaandhiga Soomaaliya ayaa… اقرأ المزيد »Qaraxii Ismiidaamin ah oo lagu weeray Ciidamo Talyaani ah oo marayay wadada Warshadaha

Madaxwaynaha Hirshabelle ayaa Xariga ka jaray 9 mashruuc oo laga hirgalinayo Degmada Cadale

  • بواسطة
Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka HirShabeelle MD Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu Hogaaminayay oo Gaaray Degmada Cadale ayaa Xarigga ka Jaray Mashaariic Horumarineed oo Laga Hirgaliyay Degmo Xeebeedka Cadale. Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlada HirShabelle Md Ali Gudlaawe Hussein oo Socdaalkiisa uu ku Tagay Degmada Cadale ay Isugu Soo Baxeen Soo Dhoweyntiisa Boqolaal Dadweynaha Reer Cadale. Soo Dhoweynta Kadib Madaxweyne… اقرأ المزيد »Madaxwaynaha Hirshabelle ayaa Xariga ka jaray 9 mashruuc oo laga hirgalinayo Degmada Cadale

رئيس الجمهورية يدشن المبنى الجديد للسفارة الصومالية في واشنطن

  • بواسطة
واشنطن 29 محرم 1441 – الموافق 28 سبتمبر 2019 – افتتح فخامة رئيس الجمهورية محمد عبدالله فرماجو، المبنى الجديد لسفارة البلاد في مدينة واشنطن الأمريكية بحضور وزير الخارجية معالي أحمد عيسى عود ووزير المالية معالي عبدالرحمن دعالي بيلي ودبلوماسيين من السفارة. وجرت مراسم حفل افتتاح مبنى السفارة، بعزف الموسيقى بالسلام الوطني لكل من دولة الصومال والولايات المتحدة، ليشرع بعدها الرئيس… اقرأ المزيد »رئيس الجمهورية يدشن المبنى الجديد للسفارة الصومالية في واشنطن

Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Washington

  • بواسطة
Washington, Sebteembar 28, 2019; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Wasiirrada Arrimaha Dibadda, Maaliyadda iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka hawlgala dalka Maraykanka ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Safaaradda dalkeenna ee Washington. Madaxweynaha ayaa sheegay in hirgelinta dhismahan oo noqonaya dhismihii Safaaradeed oo ugu horreeyey ee Dowladda Soomaaliyeed ay ku yeelato dalka Maraykanka ay… اقرأ المزيد »Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Washington

Turkiga oo ballanqaaday inuu gacan ka geysanayo soo-nooleynta Boostada dalkeena

  • بواسطة
(Geneva, September 28, 2019) Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa si rasmi ah uga codsaday Boostada Turkiga inay gacan ka geystaan sidii loo soo nooleyn lahaa boostada dalkeena oo gebi ahaanba ku burburtay dagaalladii sokeeye ee dalka ka dhacay. Wasiirka oo magaalada Geneva ee dalka Switzerland kula kulmay Guddoomiyaha Golaha Maamulka ee Midowga Boostada Adduunka (UPU),… اقرأ المزيد »Turkiga oo ballanqaaday inuu gacan ka geysanayo soo-nooleynta Boostada dalkeena

رئيس البرلمان العربي: مليشيا الحوثي تتعمد نهب المساعدات الإنسانية

  • بواسطة
حمل رئيس البرلمان العربي الدكتور مشعل بن فهم السلمي مليشيا الحوثي المسؤولية الكاملة عن الأوضاع الإنسانية المتردية في اليمن . وأشار إلى أن مليشيا الحوثي دأبت على إعاقة عمل المنظمات الإنسانية وتعمُد سرقة ونهب المساعدات الإنسانية دون وصولها للمحتاجين. وثمن السلمي إعلان المملكة العربية السعودية تقديم مبلغ قدره 500 مليون دولار أمريكي لتمويل خطة الاستجابة الإنسانية في اليمن للعام الجاري.… اقرأ المزيد »رئيس البرلمان العربي: مليشيا الحوثي تتعمد نهب المساعدات الإنسانية

Magaaladda Gaalkacyo ayaa ka soo kabanaysa Colaadihii soo maray

  • بواسطة
Galkacyo- (SONNA)-  Magaalada Galkacyo 2 sano kahor waxa ay astaan u ahayd colaado ragaadiyay geedi socodkii nabada magaalada  Waxa ay sheegayaan bulshadu in xiligaan meesha ay ka baxeen siyaasadihii isdiidanaa ee ka dhaxeeyay maamulada kuwaa oo xiliyada colaadaha galaafan jiray nolosha dadka islamarkaana wiiqay hormarkii bulshada Jamhuriyada Fedraalka somalia oo kaalin wayn ka gaysatay xallinta mushkiladaha siyaasadeed ee galkacyo horay… اقرأ المزيد »Magaaladda Gaalkacyo ayaa ka soo kabanaysa Colaadihii soo maray

Afgaanistaan oo ay doorashooyin ka bilowdeen

  • بواسطة
Wadanka Afgaanistaan ayaa waxa ka bilowday afti loogu tala galay madaxtinimada dalkaasi, Waxaa si wayn loo adkeeyay Amaanka iyada oo laga baqanayo in ay weeraro ka gaystaan kooxaha xagjirka ah Koobaha ay ka dhacayso Cod bixinta waxaa la soo buux dhaafiyay kumanaan kun oo ciidamo ah kuwaasi oo si wayn u feejigan iyada oo dadka Reer afqaanistaan ay safaf dhaadheer… اقرأ المزيد »Afgaanistaan oo ay doorashooyin ka bilowdeen

Akhriso: Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Farmajo uu ka jeediyay New York

  • بواسطة
Mudane Madaxweyne, Madaxda sharafta leh, Wufuudda, Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf weyn ii ah inaan hadal ka jeediyo Fadhiga 74aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay. Waxaan si dhab ah u aaminsanahay in Shirweynahani uu qayb laxaadle ka qaato in la helo dadaallo dhinacyo badan oo ku aaddan ciribtirka saboolnimada, waxbarasho tayo leh, xal-u-helista cimilada, iyo in la xoojiyo wadajirka si sare… اقرأ المزيد »Akhriso: Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Farmajo uu ka jeediyay New York