Staff

Taliye Indha-Qarshe ” Gen Odawaa Fursad hala siiyo”

  • بواسطة
S/G Daahir Aadan Cilmi indha-Qarshe taliyihii hore ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed oo waraysi siiyey idaacada VOA ayaa ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay mudadii uu xilka hayay. Indha-Qarshe waxa uu sheegay in ay sameeyeen ciidamo gacanta ku hayn kara dhulka laga qabsado Alshabaab, sidoo kale waxa uu tilmaamey in ay isbedel ku sameeyeen qaab-dhismeedka ciidamada, waxa uu tilmaamey in ay… اقرأ المزيد »Taliye Indha-Qarshe ” Gen Odawaa Fursad hala siiyo”

Ilhan Omar oo ka hadashay Burburuntii Xarunta Hormuud baaqna u dirtay Dowlada Soomaaliya

  • بواسطة
Ilhaan Cumar oo ka mid ah Aqalka Golaha Wakiilada ee Koongareeska dalka Mareykanka ayaa cambaareysay burburintii ay Ciidamada Kenya u geysteen Xarun ay ku laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud deegaanka Caws-qurun ee Gobolka Gedo. Qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayaa waxaa ay ku sheegtay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM looga bahaan yahay inay ilaaliyaan Xarumaha Shirkadda Hormuud iyo… اقرأ المزيد »Ilhan Omar oo ka hadashay Burburuntii Xarunta Hormuud baaqna u dirtay Dowlada Soomaaliya

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Amisom oo la wareegay deegaanka Buurweyn ee Gobolka Hiiraan

  • بواسطة
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada Midowga Afrika ayaa waxay Axadii si buuxdo ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Buurweyn ee Gobolka Hiiraan. Deegaanka Buurweyn oo qiyaastii 25km dhinaca koonfureed kaga beegan Degmada Buulo Burde ayaa waxaa la sheegay inay Shabaabka ku qaadi jireen lacago canshuuro ah. Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada Nabad Ilaalinta Amisom ayaa waxaa la sheegay inay si… اقرأ المزيد »Ciidanka Xoogga Dalka iyo Amisom oo la wareegay deegaanka Buurweyn ee Gobolka Hiiraan

Cali Geedi oo Madaxda Dowlada Fedaraalka uga digay muddo kororsi

  • بواسطة
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Somaliya, Cali Maxamed Geedi ayaa waxa uu ka hadlay warar ay dadka isla dhex marayaan, oo ku aadan in Madaxda Dowladda Somaliya ay qorsheynayan muddo kororsi. Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in ay shacabka Soomaaliyeed u baahan yihiin in ay madaxdooda doortaan, oo aanay doonayn in muddo kororsi sameeyan madaxda iminka joogta. Cali Maxamed Geedi oo… اقرأ المزيد »Cali Geedi oo Madaxda Dowlada Fedaraalka uga digay muddo kororsi

Ubuu Mansuur oo Xabsi guri loo wareejiyay ka dib sagaal bilood oo ku xirnaa xabsi ciidan

  • بواسطة
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo muddo sagaal bilood ku xirnaa xabsi ay leedahay Hey’adda Nabadsugida loo wareejiyay Xabsi Guri, kaasoo si gaar ah amnigiisa loo ilaalin doono. Sida wararku sheegayaan tallaabadan ayaa ka dambeysay dadaalo iyo wada hadalo muddo socday oo la xiriira sidii loo sii deyn lahaa, balse markii dambe dowladdu ogolaatay… اقرأ المزيد »Ubuu Mansuur oo Xabsi guri loo wareejiyay ka dib sagaal bilood oo ku xirnaa xabsi ciidan

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wada tashi ah la qaadatay bulshada Bakool

  • بواسطة
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Xudur ee Gobolka Bakool kulan wadatashiga  ah oo la xiriiray wareegga Labaad ee Qorshaha  Sagaalaad ee Horumarinta Qaranka kula yeeshay xubno ka socday  bulshada rayida iyo ganacsatada kulan ku saabsan. Daahfurka wada tahshigan waxaa  ka soo qeybgalay Wasiirka Qorsheynta Koonfur galbeed, Agaasimaha Qorsheynta federaalka, Gudoomiyaha Gobalka Bakol, kan degmada… اقرأ المزيد »Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wada tashi ah la qaadatay bulshada Bakool

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo cambaareysay Weerarkii Xarunta Hormuud ee Deegaanka Caws-Qurun

  • بواسطة
(Muqdisho, 25 Agoosto 2019) Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii lagu qaaday Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee Deegaanka Caws-qurun ee Gobolka Gedo. Wasiirka Wasaaradda, Mudane Eng. Cabdi Cashuur Xasan oo dhacdadan ka hadlayay ayaa sheegay in weerarkan uu waxyeello weyn u geystay dhismihii iyo qalabkii xarunta shirkadda Hormuud ee deegaanka Caws-qurun taas oo saameysay ganacsiga iyo… اقرأ المزيد »Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo cambaareysay Weerarkii Xarunta Hormuud ee Deegaanka Caws-Qurun

رئيس غلمدغ يعلن إلقاء القبض على قتلة 13 مدنيا في غالكعيو

  • بواسطة
أعلن رئيس ولاية غلمدغ أحمد دعالي حاف اعتقال قتلة 13 مدنيا جنوبي مدينة “غالكعيو” مركز إقليم مدغ وسط الصومال. وأشار حاف في مقابلة مع القسم الصومالي في الـ بي بي سي إلى أن المسئولين عن اغتيال المدنيين سيتم تقديمهم إلى العدالة. وكان قتل المدنيين الأبرياء في أعقاب اغتيال ضابط في مخابرات ولاية غلمدغ الليلة الماضية أثار استياء كبيرا في الصومال… اقرأ المزيد »رئيس غلمدغ يعلن إلقاء القبض على قتلة 13 مدنيا في غالكعيو

مقتل تسعة أشخاص بشكل جماعي في ضواحي غالكعيو

  • بواسطة
تفيد الأنباء الواردة من مدينة غالكعيو مقتل تسعة أشخاص بشكل جماعي في الضواحي الجنوبية الخاضعة لسيطرة ولاية غلمدغ الإقليمية. و تشير التقارير الأولية إلى أن مقتل الأشخاص التسعة جاء بعد يوم من مقتل شاب يدعى عبد اللطيف على يد مليشيات مسلحة مما أسفر عن توتر أمني خوفاً من وقوع عمليات انتقامية أخرى. -قال محمد يوسف أحد أعيان المدينة للأناضول، إن… اقرأ المزيد »مقتل تسعة أشخاص بشكل جماعي في ضواحي غالكعيو

قتلى في هجومين بسيارات مفخخة وسط مقديشو

  • بواسطة
قالت مصادر طبية إن ثمانية أشخاص قتلوا وأصيب نحو 16 آخرون في هجومين بسيارتين مفخختين، استهدفا حاجزين أمنيين في العاصمة الصومالية مقديشو، وأعلنت حركة الشباب مسؤوليتها عنهما. ووقع الحادث بعد ساعات من إعدام مليشيا محلية تسعة أشخاص ينتمون إلى قبيلة مرتبطة بحركة الشباب وسط البلاد. واستهدفت السيارة الأولى نقطة تفتيش قرب مبنى البرلمان بعد انتهاء إحدى جلساته بدقائق، بينما استهدفت… اقرأ المزيد »قتلى في هجومين بسيارات مفخخة وسط مقديشو