Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay lataliyihiisa Arrimaha Nabadeenta iyo Dib –uheshiisiinta Sayid Axmed Sheekh Daahir oo ka mid ahaa ragii la tartamay.