Taliska Ha’ada nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa  sheegay in ay gacanta ku dhigeen Hub iyo saanad ay leeyihiin Xarakada Al-Shabaab ka dib markii ay howlgal ka fuliyeen degaanka Forsooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose.

War kasoo baxay taliska NISA ayaa lagu sheegay in sidoo kale ay Ciidanka Burburiyeen goobo Al-Shabaab ay dadka uga qaadi jireen Zakawaad.

sidoo kale Nisa ayaa sheegtay in uu Howlgalkaan daba socday duqeyn lala eegtay xubno ka tirsan dhaqdhaqaaaqa Al-Shabaab ee ku sugan Shabeellaha Hoose.