Jilaaga Reer hindiya ee shah rukh khan ayaa sheegay in uu ku dalay Aflaanta Jacaylka asiga  dhexda dabalanaya marxaladii ugu xumayd waayihiisa inta uu fanka ku guda jiray isagoo xitaa weli uusan aaminsanayn sida ay wax u dhacayaan

Aktarka ayaa waxa uu weli raadinaya filim hit ah oo dhamaystiran kaas oo ay ugu dambaysay sanadkii 2014 iyo filimkii chennai express ka dib markaas waxa uu sameeyay dhawr aflaamood kuwaaso qaarkood disaster noqdayn sida filimkiisa ugu dambeeyay ee zero

khan ayaa hadda doonaya inuu sida ugu dhakhsiyaha badan inuu kusoo saaro aflaan cusub oo wax ka badala hoos udhaca ku yimid aflaantiisa.

Shah Ru ayaa hadda meel iska dhigay Aflaanta Jacaylka waxa uuna joojiyay kan lagu magacaabo saare chahaan se acche kaaso looga hadlaayo nolosha rakesh sharma.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in farhan akhtar in uu mar hore diyaariyay Filimka caanka baxay ee DON qaybtiisa sadexaad kaliya ay dhiman tahay in goor dhow lagu dhawaaqo aktarada shah rukh khan la samayn doonan iyo waqtiga la bilaabo doono duubistiisa.

Shaah ry khan ayaa ka mid ah Aktarada loogu jecel yahay filimada uusameeyane waxa ay badanaa noqon jiree kuwa aad loo daawado oo hit ah, waxaasa sanadihii udanbeeyay la soo dersay hoos udhac aad uwayn.