Mas’uuliyiinta dalka Itoobiya ayaa warqad lagu xirayo u jartay madaxi hore ee sirddoonka dalkaas Getachew Assefa.

Waxaa jiraa warar soo baxaya oo ah in lala xiriirinayo xadgudubka dhan ah xuquuqda aadanaha ah.

Getachew ayaa ahaa madaxi sirddoonka Itoobiya ka hor inta uusan xilka qaban ra’iisul wasaare Abiy Axmed.

Abiy ayaa horraan ballan qaaday in saraakiishii ku tumatay xuquuqda aadanaha lala xisaabtamayo

Getachew Assefa. waxa la rumeen sanyahay in uu magangalyo siyaasaded ka helay dalka Suudan