Daawo Muuqaal Shanta Hablood ee ugu Taajisrsan Caalamka

Naagfta Aduunka ugu taajirsan  waxaa laguy magacaabaa Liliane Bettencourt waxa ay dhalatay taariikhda marka ay ahayd October 21, 1922, waxa ayna ku dhalatay magaalada Paris, ee dalka France.

Halkaan Hoose ka Daawo Warbixinta Oo muuqaal ah

Haweenaydaan ayaa geeriyootay September 21, 2017,iyada oo ku dhimatay halka loo yaqaan Neuilly-sur-Seine, France.
Dhaqaalo ahaan waxa ay lahayd US$44.9 billion.
Liliane Bettencourt
kaalinta labaad waxaa soo galay Haweenayda lagu magacaabo Alice Walton waa naag udhalatay dalka maraykanka waxa ayna dhalatay taariikhda markja ay ahayd bishii October 7, 1949, kuna dhalatay halka loo yaqaan Newport, Arkansas, o ka mid ah United States, Hada da’deeda waa 68 sano jir
Dhaqalaheeda waxa uu gaarayaa 40.9 billion USD
Alice Walton
Booska Sadexaad waxaa soo xirtay Haweenayda lagu magacaabo Jacqueline Mars waana ganacsato American dhalatay October 10, 1939 kuna dhalatay dalka Igriiska haatan da’deeda waa 78 years jir.
Dhaqaalaheea waxa uu gaarayaa 27 billion USD
Jacqueline Mars
waxaa kaalinta afaraad ku jira Maria Franca Fissolo
Maria ayaa ah haweenay Faransiis, taliyaani ah isla arkaana dhalatay sanadka marka uu ahaa 1941,kuna dhalatay halka looyaqaan Piedmont, o ka tirsan dalka taliyaaniga.
Dhaqaalaheeda waxaa lagu qiyaasaa 25.2 billion USD.
Maria Franca Fissolo
Susanne Klatten waa qofta shanaad ee aan ku soo qaadanayso warbixintaan kooban ee lagu shaacinayo hantilayaasha hablaha ah  gaar ahaan 5 ta ugu badan.
Susanne waa qof hibo uleh ganacsiga waxaana lagu tilmaamaa Business person
iyada waa German waxa ay dhalatay taariikhda marjka ay ahayd April 28, 1962, waxa ay ku dhalatay halka loo yaqaan Bad Homburg vor der Höhe, oo ka tirsan dalka Germalka.
Dhaqaalaheeda waxaa lagu qiyaasaa 55 sano jirtaa udhalatay Jarmalka in uu gaatayo 22.1 billion USD.
Susanne Klatten

Leave a Reply

Your email address will not be published.