Daawo oo arag sida ay ukala shidan yihiin Shanta Xidig ee wakhti xaadirkaan ugu horeeya Caalamka

Jessica Alba

Jessica Marie Alba xidig American ah jilaane ah sidoo kale Gabar ganavsata ah, waxa ay bilaawday jlista Aflaanta mar hore.
waxa ay ku dhalatay halka lagu magaacbo Pomona, California, United States taariikhdu marka ay ahayd, April 28, 1981 da’deedu waa 37 jir
Dhirirkeeda ayaa lagu sheegaa 1.69m, ugu danbayn waxa ay haysataa dhaqaale dhan US$340 million (May 2016)

Monica Bellucci

Monica Anna waxaa xidig culus oo udhalatay dalka Taliyaaniga waxa ayna ku jirtaa Booska labaad, waana gabadh xayaysiisa dgharka Fashion ka sidoo kale ka mid ah shirka Filimaanta Maraykanka ee Hoolywood.
Waxa ay dhalatay Bishii September 30, 1964waa xidig waayo arag ah da’a ahaane jirta 53 sano, kuna dhalatay Halka loo yaqaan Città di Castello, Italy.

Arianny Celeste

Arianny Celeste Magaceeda oo dhameestiran waa Arianny Celeste-Penelope Lopez Marquez waa xidigta Sadexaad ee ugu shidan Caalamka waana Gabadh American ah isla markaana Xayaysiiso dharka Fashinon ka waxa ay dhalatay Taariikhda marka ay ahaydNovember 12, 1985 waana 32 sanoo jir, ku dhalatay halka loo yaqaan Las Vegas Valley, Nevada, United States, Dhirirkeeda ayaa lagu sheegay 1.65 m

Selena Gomez

Selena Marie Gomez waa xidig da;yar ah oo udhalatay dalka Maraykanka isla markaan ah xidig Fanaanad ah oo heesta, kuna darsatay jilaanimo iyo waxyaabo kale oo fantastic ah.
Waxa ay dhalatay Taariikhda marka ay ku beegneed July 22, 1992 waa 25 sano jir ku dhalatay meesha loo yaqaan Grand Prairie, Texas, United States, dhirirkeeda waa 1.65 m

Jennifer Lopez

Jennifer Lynn Lopez waa fanaanad heesaa ah una dhalatay Maraykanka,sidoo kale waa jilaa, si fiican udheesha Ciyaarta qoob ka cayaarka Waxayna Bilaaday Heesaha iyo ciyaartaba Sanakii  1991.
waxa ay ku dhalatay Castle Hill, New York City, New York, United States Taariikhda marka ay ahayd July 24, 1969 haatan da’deedu waa 48 sano jir, waxa ayna haysataa dhaqaale dhan US$320 million.

Leave a Reply

Your email address will not be published.