Daawo Muuqaal Roob Da’yay Ku dhawaad 10 Saacadood oo xiriir ah Dad ku dhinteen Guryo iyo hanti kale ku bur burtay

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda wali Roobab ka da,ay mudo ka badan ku dhaw 10 saacadood oo xiriir ah, kuwaas oo sababay qasaare isugu jiro dhimasho dhaawac, dad ka barakacay Guryahoodii, bur bur soo gaaray Guryo ku yaala Muqdisho,iyada oo ay guryo kale biyuhu buux dhaafiyeen, iyo jidadkii Muqdisho oo biyuhu ay jareen.

 Degmada xamar weyne oo ka mid ahg meelaha sida aad Roobabka saamaynta Ugu yeesheen ayaa dhamaan biyihu weeygaleen xafiisyada weeygaleen iyo guryaha ku yaala degmadaas.

Sidoo kale xaley siqdi dhaxey wuxuu Guri Ku dumeey dad daganaa waaxda hilaac, waxaana ku Geeriyoodey halqof halka mid kalana uu ku dhaawacmey siido kale waxaa Gurmadka xaley hoogaaminaayay Gudoomiyaha degmadaas, sido kale waaxda gurmadka dabdamiska waaxda gaadiidka ciidamada amniga degmada ilaalada ciidanka Gobalka Banadir.

Leave a Reply

Your email address will not be published.