Mamulka Puntland oo ku dhawaaqay Dagaal Dheer oo ka dhan ah Somaliland

Golaha Wasiirada Maamul Gobaleedka Puntland oo Shir deg deg ah ku yeeshay  Garowe    ayaa iclaamiyay dagaal ka dhan ah Jamhuuriyada Somaliland.

Shir deg deg ah oo Golaha Wasiirada Puntland ku yeesheen Magaalada Garowe, ayaa laga soo saaray war Saxaafadee lagu sheegay shacabka Dowlada Puntland inay u diyaar garoobaan dagaal muddo dheer soconaya oo ay lala gali doono  Soomaaliland.

Leave a Reply

Your email address will not be published.