Dhagayso Muuse Biixi Oo Fariin Adag Hawada Umariyay Puntland iyo Dowlada Fedaraalka

Madaxweynaha Jamhuuriyada sheegtay in ay ka G\day Soomaaliya inteeda kale ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Somaliland ay tahay nabad doon islamarkaasna aysan wadin wax dagaal iyo colaad ah.

Madaxwayne Muuse Biixi ayaa ugu Baaqay Maamulka Goba;eedka Puntland in ay joojiyaan Colaad asiga oo sheegay in ay Somalilanad leedahay xaduud uu sameeyay gumeystihii islamarkaasna looga baahanyahay dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo Puntland in ay ixtiraamaan Sohdinta Somaluland.

Madaxwaynaha ayaa sheegay in Somaliland aysan u socon in ay dhibaateyso Puntland waxaa uuna ku baaqay in laqaato nabadda.

Leave a Reply

Your email address will not be published.