Daawo Muuqaal Maxaa ku soo kordhay Dagaalka Tukaraq ee udhaxeeya Putnland iyo Somaliland

Maanulka Puntlansd ayaa ka hadlay Dagaalka Dib kaga soo cusboonaaday Gobalka Sool ee udhaxeeya Maamulada Somailand iyo Pumtland .

Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa  Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan Dagaalka Ka asiga oo sheegay in Maamulkoodu yahay Mid Nabdeed isla markaana Somaliland ay hurinayso Dagaalka.

Waxaa hawada laga saaray Isgaarsiinta Gobalka Sool sida uu nagu soo gaaray Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helnay magaalada Laascaanood ee gobolka Soo. waxaana dib idinkaga soo socodsiin doonaa wixii ku soo kordha insha allah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.