Maqal Goorma ayay Amisom Ka baxaysaa Garoonka ugu wayn Soomaaliya ee Ciyaaraha

Wasiirka Amniga Xukuumadda Feadraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay wado qorsihii ugu dambeyey oo ay Ciidamada dowladdda kula wareegi lahaayeen amniga dalka.

Waxa uuna sheegay in shirar ku saabsan Arimahaas horay looga hadlayay lugana qabtay Muqdisho iyo waliba dalka Biljamka, sidoo kalena Bisha June ee soo socota ay shirar kale oo ku saabsan dhici doonaan, waxa uu hadalkaan sheegay xilli uu soo xiray shir looga hadlayay tayeynta Ciidamada Booliska Soomaaliya

wasiirya waxaa kale oo uu sheegay in qorshaha ay AMISOM ku baneynayaan Xarumaha qaar uu bilaawday, isla markaana horay looga saaray Jaamacadda Gaheyr oo qeyb ka ah Jaamacadda Ummadda dhawaana ay ciidamada AMISOM ka bixi doonaan Garoonka Kubbada Cagta ee Stadium Muqdisho.


Leave a Reply

Your email address will not be published.