Sawiro : Jaziirada Sokhotra, Qurux aadan malaysan Karin.

Dad badan ayaan garan karin wajiga dhabta ah ee jasiiradaha yaryar ee Sokhotra,  Warbaahinta caalamka ayaa aad u hadal haysa dhawaanahan Warar la xariira jaziirada yar ka dib markii ciidamo imaaraadka ay qabsadeen, iyaga oon sharciyad ka haysan yaman.

Muuqaaladaan soo socda ayaa ku tusaya quruxda deegaanka dabiiciga ah ee jaziiradda Socotra oo ay diiwaan gelisay UNESCO 2018.

Waxaa ugu caansan geed lagu magacaabo Dhiiga walaalaha, kaas oo sida la sheego uu ka da`yo waxyaabo gaduudan ee dhiig oo kale ah, waana mid ka mida Dhirta aduunka kuwa ugu yaabka badan

Leave a Reply

Your email address will not be published.