Dowlada Imaaraatka oo la wareegatay Jasiirada ay isku haystaan Soomaaliya Iyo Yamen

Ciidamo ka tirsan Militaiga Imaaraatka oo ayaa dhaq dhaqaaq Ciidan ka wada Jasiirada Suqadara ee ay ku muransan yihiin Dowlada Soomaaliya iyo yamen, kuwaas oo maanta gaaray magaaladaas.

Waxaana sii xoogaysanayay Is baarinta ee Badwaynta Hindiya waxaana ka soo horjeestay shacabkja jasiiradaas oo ka banaanbaxayo ciidamada tirada Badan ee halkaas dhaq dhaqaaqa ka wada.

Askarta Militariga Imaaraatka ayaa la wareegay Garoonka ugu weyn ee jasiirada iyaga ii kala diray Ciidamada Halkaas ku sugnaa ee hoos tagayay dowlada Yemen.

waxaa jasiiradaas Booqasho ku yimid wafdi uu hogaaminayo Raysalwasaaraha Yemen AHmed bin Daghr kuwaas oo Jasiirada Socotra utagay  si ay u cambaareeyaan dhaq dhaqaaqa Xoogan ee militari  Imaaraatiga ka wado jasiiradaas.

Waxaa si dhab ah uxaqiijiyayin Dowlada Imaaraatka in ay gaareen Ciidamadood Militariga Jasiirada Socotra, iyaga oo sheegay in ay Afar diyaaradood oo sida Boqolaal askari oo ciidankoda ka mid ah.

Ugu dambayn Dowlada Imaaraatka ayaa qabta in ay Jasiirada Maamuli karto 99 sano ee soo socata in ay maamuli karto Jasiiradaas Waxa ayna sheegtay in ay dowelada Usixiisday.

Leave a Reply

Your email address will not be published.