Wareega Koobaad ee Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo la soo gabgabeeyay

Waxaa goor dhawsoo dhamaadaywareegaKoobaad eedoorashada GudoomiyahaGolahashacabka oo ayku tartamayaa 10 murashax.

XildhibaanadaFedaraalka ayaa ucodayaymurashaxiinta waxaana goordhaw bilaaban doontaTiririnta Codadka Doorashada waxaana laga yaabaa in loo baahdo wareeg labaad.

sida aan warka hore ku soo sheegay musharaxii helaa 51% ayaa noqonaya Gudoomiyaha xige ee baarlamaanka hadiisa la waayo waxaa noqon doonta wareeg labaad iyada oo ay ku tartami doonaan xildhibaanaa ugu dhibcaha badan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.