Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya Xarunta Golaha shacabka ee muqdisho sawiiro

goordhaw ayaa la filaya in ay mudnayaasha Baarlamaana doortan 11 murashaxmidkood kuwaas oo ku loolamaya qabashada xilkaas oo uu iska casilay Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka maxamed shiikh cusmaan jawaari.

waxaa xarunta baarlamaanka si xowli ah uga sii qulqula mudanyaasha baarlmaanka kuwaas oo xarunta ugalaya raxan raxan iyaga oo kala taageersan Murashaxiinta tartamaya.

sidoo kale xarunta ayaa waxaa garay xildhibaanada utartamaya qabshada gudoonka iyaga oo ku sugan xarunta waxaana laga yaabaa in daqiiqadaha soo socda ay qaarkood tanaasulaan.

Akhriso musharxiinta hada ku sugan ee utartamaya qabshada Gudomiyaha Golaha shacabka.

Ibraahim Isaaq Yarow

Cali Sheekh Nuur

C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen

Saalim Caliyow Ibrow

Sheekh Aadan Madoobe

Shariif Sheekhunaa Maye

Idris Cabdi Dhaqtar

Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan

Shariif Maxamed Cabdalla

Maxamud Macalin Yaxye

Iimaan C/laahi Nuur.

Leave a Reply

Your email address will not be published.