Mdaxwaynaha Soomaaliya oo Gaaray Magaalada Baladwayne ee Xarunta Gobalka Hiiraan

War hada soo dhacay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu  gaaray magaalada Baladweyn oo ah xarunta Gobalka Hiiraan.

Madaxwayne Farmaajo oo kulankiisa daba socd Musiibada ka taagan magaaladaas ee daadadka ayaa waxaa uu durbaba xarunta Ciidamada AMISOM shir kula qaatay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hirbelle iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka AMISOM ee ku sugan Magaaladaas.

Madaxwaynaha Hirshabelle ayaa dhawaan sheegay in 150 oo qof ay saamayn ku yeelatay Fatahaadaha ka taagan Magaaladaas isla markaana Dadwaynaha Soomaaliyeed iyo caalamka ugu baaqay in si deg deg ah uga soo jawaabaan Baaqa Musiibada ka taagan Magaaladaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published.