Akhriso Codadka lagu kala Hogaaminayo Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaankja oo la shaaciyay

Waxaa soo dhamaatay tirinta codadka wareega kppbaad ee doorashada Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Fedaraalka ah ee Soomaaliya oo ay ku loolamayeen Murashaxiin gaaraya ilaa 10 Murashax.

waxaana ku horeeyay Tirinta codadka Xildhibaan Mursal shiikh Cabdiraxmaan oo lagu xanto in uu taageero ka haysto Xukuumadii uu ka tirsanaa ee Nabad iyo nolo halka uu kaalinta labaad soo galay xildhibaanka ay wadato kutalada Horu usocod ee Ibraahim isaaq yaroow.

Maxamed Mursal Sh 83 Cod

Ibraahim Isaaq Yarow 69 Cod

C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen 55 cod

Shariif Maxamed Cabdalla 19 cod

Cali Sheekh Nuur 16 cod

Saalim Caliyow Ibrow 7-cod

Maxamud Macalin Yaxye 7-cod

Shariif Sheekhunaa Maye 5-cod

Idris Cabdi Dhaqtar  3 cod

Iimaan C/laahi Nuur. 3-cod

Ugu dambayn wxaaa wareega xiga ugudbi doona Afarta Murashax ee ku horeeyay Doorashada lamana saaaali  karo cida soo bixi doonto maadaama aad layskugu dhaw yahay dhanka Codadka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.