Mudo afar sano ah haweeneey la xanuunsanaysay cudrka kansarka, ayaa

Turan Köse oo 15 sano ka hor ka tagtay ayaa muujiyay sida wali qalbigiisu ugu xiran yahay hada oo ay xanuunsantahayna uu aad ugu danqanayo, taasna ay keentay in uu isbitaalka marlabaad ku guursado.

Lamaanhaan hore ayaa isbitaalka ku dhex samaystay Xaflad aroos kooban iyaga oo ay ka muuqato farxad ay xusuus hore waayahii wacnaa ay wada qaateen, waloow mudo shan iyot oban sano ah kala fogaayeen hadana qalbiyadoodii waa isku xirnaayeen.

Nebahat Köse ayaa matr ay la hadashay farxada ay dareemayso waxa ay tiri “Ruuxaan oo kala cid aan jeclaan lahayn miyaa jirta” aad baan u nasiib badanahay farxadadyalama soo koobi karo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.