Si ladhaqanka dadka iyo lamaanahaaga u adkaado Abuur kalsooni

Dhisisida kalsoonida waxa ay qodob muhiim ah ka tahay unkida xiriir qoto dheer ee lamaanaha ka dhaxeeya taas oo ay jirto ayaa waxaa taagan carqalado waawayn oo soo wajaha unkida Xiriirkaasi kalsoonida ah, waxaa ugu daran oo si deg deg ah ku bur burin kara kalsooni darada.

Wax Bixinta in ruuxa u ahaado mid deeqsi ah waxa ay gacan wanaagsan ka gaysataa adkaynta xiriirka iyo abuurida kalsooni xoogan. Qorayaal badan ayaa wax ka qoray mowducaan qodobada ay isku racan yahiin ayaa waxaa ka mida“

Si xiriirkaagu u noqoto mid  guulaysta, waxaad u baahan tahay in aad kalsooni kasbato, sidoo kale akhlaaq iyo dhan qurxoon ku dhaqantid dadka kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published.