Dastuuka la sheegay in la xaday oo qoraya in Madaxwaynaha uu dalka ka talinayo Mudo 5 sano ah

Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Fedaraalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Ibraahim Muudey ayaa sheegay dhawaan in la xaday Dastuurkii rasmiga ahaa ee dalka, kaas oo ay hireay udiyaariyeen Odayaasha dhaqanka iyo ergooyinkii bulshada laga soo dhex xulay.

Maanta ayaa waxaa loo qaybiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Nuqulo ka mid ah dastuurka uu sheegay Gudomiye muudeey in la xaday.

Nuqulada Ku qoran Dastuurka ee maanta loo qaybshay Xildhibaanada ayaa waxaa ka mid ah Qodobka 9aad ee dastuurka in uu sheegayo in Caasimada Dalka maqaamkeeda uu go’aan ka gaari doono Dastuurka Cusub ee dalka isla markaana ay dib ka soo sharci gar ah oo loo marayo labada aqal labada aqal ee baarlamaanka.

Sidoo kale Dastuurka ayaa u ogalaanaya Dhamaan dadka asalkooda soomaaliga ayahay ee ka soo jeeda daafaha dunida sida caruunta dibada ku dhalatay Jabuuti iyo Goabalada ay haystaan Kenya iyo Itoobiya.

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.