War deg deg Gaari waxyabaha Qarxa laga soo buuxshay oo ku qarxay wado qarda Jeex ah

Waxaa goordhaw qarax ka dhacay Duleedka magaalada Muqdisho gaari wax yaabaha qarxa laga soo buushay waxa uuna ku qarxay Gudaha Xaafada wado ku taal halkaas oo udhaw Kontrool ay lee yihiin Ciidanka Dolwda.

warar aan halkaas ka haelayno ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay wado qarda jeex ah oo ku taala Xafada Siinka Dheer, waxaan la sheegayaa in uu Khasaaro Ka soo gaaray dad la socday Gaariga.

waxaa Goobta gaaray Ciidanka Xasilinta oo halkaas ku leh Fadhiisimo, waxa ayna halkaas ka wadaan baaritaano la xiriira gaariga iyo waxa uu ahaa,

Si rasmi ah looma oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhshay qaraxa waxaana idiin balan qaadaynaa in aan wararka dambo ku soo gudbin doono wixii ku soo kordha qaraxaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.