Akhriso Aqalka Sare oo baaq iyo talooyin Muhiim ah usoo jeediyay Xubnaha Baarlamaanka

xildhibaanada aqalka sare ee Soomaaliya ayaa soo saarat baaq iyo talooyin ku aadan Xiisad siyaasadeedka ka taagan Muqdisho ee cuuryaamisay howlahii baarlamaanka.

waxaana looga baaqay in ay umidoobaan Gudasha waajibaadkoodka iyaga oo xil iska saraya Moowshinka Horyaala Baarl;amaanka iyada oo la marayo sifo sharci ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.