Xidiga ugu Goolasha Badan Hal xili ciyaareed Kooxda Reds oo doonaya in Record kiisa uu jabiyo Maxamed Saalax

Ciyaariyahankii hore ee kooxda liverpool lan rush oo ah ninka ugu goolasha badan hal xili ciyaareed ayaa sheegay in uu doonayo in uu jabiyo Xidiga reer masar Maxamed Saalax in uu jabiyo Rikoorkiisa Goolasha, isla markaana uu aad ugu farxi lahaa.

Halyaygii hore ee Reds ayaa horay udhaliyay Goolal gaaraya wadarta Guud 47 Gool halka uu dhliyay xidiga reer masar uu leeyahay 38 Gool .

lan Rush waxa uu sidoo kale sheegay in uu doonayo Maxamed Saalax oo liverpool uqada Koob maadaama Kooxda aysan waayahaan arag wax koob ah, uguna dambaysay sanadii 2012 da.

Leave a Reply

Your email address will not be published.