Shan xidig oo Badal unoqon kara Pholip Coutinho

Kooxda Liverpool ee ka ciyaarta horyaalka Ingriiska ayaa Baadi goobaysa Xidigii ay ku badali lahaydciyaariyahkii dhawaan ka tagay Kooxdaas ee Phlip Coutinho oo ku biiray Kooxda BVarcelona ee dalka Spain.

Taraha kooxda Reds ayaa doonaya  5 xidig oo uu is leeyahay waxa ay ku wanaagsan yihii kooxda kuwaas oo badal unoqon doona xidigii ka hayaama Kooxda.

  1. Christian Eriksen oo ka tirsan kooxda ku bada cagta ee Tottenham
  2. Juan Mata oo isna ka tirsan kooxda ay sida wayn uxafiiltamaan ee Manchester United 
  3. Manuel Lanzini ciyaariyahankaan waxa uu ka tirsan yahay West Ham 
  4. Kai Havertz ciyaaryaha uciyaara Kooxda Bayer Leverkusen 04 kana dhisan dalka jarmalka 
  5. iyo ciyaariyahanka Max Meyer oo ka tirsan Schalke 04 oo iyanae ka dhisan isla jarmalka

Shantaan Xidig ayaa la rumaysan yahay in uu u arko macalin Klop in ay buuxun karaan Booska uu faarujiyay Ciyaariyahankii ay mudada ku doolaysay kooxdaas oo limisay bishii janaayo ee aanu soo dhaafay kaas oo ku biiray kooxda barcelona.

Leave a Reply

Your email address will not be published.